{"id":3682,"date":"2011-10-19T14:16:35","date_gmt":"2011-10-19T14:16:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3682"},"modified":"2011-10-19T14:21:49","modified_gmt":"2011-10-19T14:21:49","slug":"ciidamada-qalabka-sida-oo-ku-kala-horeeyaka-qeyb-qaadashada-dagaalada-lagula-jiro-xarakada-al-shabaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/ciidamada-qalabka-sida-oo-ku-kala-horeeyaka-qeyb-qaadashada-dagaalada-lagula-jiro-xarakada-al-shabaa\/","title":{"rendered":"Ciidamada Qalabka Sida Oo Ku Kala Horeeya Ka Qeyb Qaadashada Dagaalada Lagula Jiro Xarakada Al-shabaa"},"content":{"rendered":"<pre><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/nabad.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3704\" title=\"nabad\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/nabad.jpg\" alt=\"\" width=\"326\" height=\"237\" \/><\/a><\/strong><\/pre>\n<pre><strong>\u00a0<\/strong><\/pre>\n<p><strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong> Qaran kasta oo jiraa wuxuu leeyahey ciidamo difaaca madaxbanaanida dalka gudaha iyo debedaba dalkeena somaaliya ayaa wuxuu leeyahey ciidamada qalabka sida oo kala ah:<\/p>\n<pre><strong>1 ciidanka xooga dalka soomaaliyeed\r\n2 ciidanka booliska soomaaliyeed\r\n3 ciidanka nabad sugidda soomaaliyeed\r\n4 iyo ciidanka asluubta soomaaliyed<\/strong><\/pre>\n<pre>ciidamadan oo dhamaantood amaan mudan ahna ciidamo qaran ayaa dhawaan\r\nwaxaa la sameeyey u kuur gal la xiriira sida ay ugu kala horeeyaan\r\ndagaalada lagula jiro xarakada alshabaab.\r\n\r\nWaa nasiib daro wax lagu farxana maahan ciidamo iyo dhinacyo soomaali\r\nah oo is dilaya halki ay ku fekeri lahaayeen xallinta mushkiladda\r\ndhexdooda ah iyadoo mar kasta laga rabo xukuumadda uu qaranku leeyahey\r\nin ay la timaado aragtiyo looga gudbi karo mushkiladaha markaas taagan<\/pre>\n<pre>ma muuqato taasi waxaadna moodaa in soomaalidu garaadkooda ka saareen\r\nmuxaafid iyo mucaarad wada nool danta guud ee dalkuna ay ka dhaxeyso.\r\n\r\nSi kastaba arinku ha ahaadee markii dhawaan ay billawdeen dagaaladii\r\nmuqdisho ka dhacey ayaa qiimeyn lagu sameeyey ciidamada qalabka sida<\/pre>\n<pre>waxaana kaalinta koowaad galey ciidamadda xooga dalka soomaaliyed.\r\nHalka kaalinta labaad ay galeen ciidamadda nabad sugidda qaranka\r\niyadoo kaalinta sadexaad ay si dirqi ah ku heleen ciidamadda booliska\r\nsoomaaliyeed oo iyagu inta badan lagu wareejiyo meelaha ciidamada kale\r\nee qaranku gacanta ku dhigaan iyadoon meesha laga saari karin hawsha\r\nay qaranka u hayaan ciidamadda asluubta soomaaliyeed<\/pre>\n<pre><strong>\r\nQIIMEYNTU WEY SOCOTAA LA SOCO TODOBAADKA DANBE\r\nIYO QORMADA DALJIR.<\/strong><\/pre>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Qaran kasta oo jiraa wuxuu leeyahey ciidamo difaaca madaxbanaanida dalka gudaha iyo debedaba dalkeena somaaliya ayaa wuxuu leeyahey ciidamada qalabka sida oo kala ah: 1 ciidanka xooga dalka soomaaliyeed 2 ciidanka booliska soomaaliyeed 3 ciidanka nabad sugidda soomaaliyeed 4 iyo ciidanka asluubta soomaaliyed ciidamadan oo dhamaantood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3682","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3682","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3682"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3682\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3706,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3682\/revisions\/3706"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3682"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3682"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3682"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}