{"id":36815,"date":"2017-05-11T22:04:49","date_gmt":"2017-05-11T19:04:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36815"},"modified":"2017-05-11T22:06:20","modified_gmt":"2017-05-11T19:06:20","slug":"farmaajo-iyo-tharesa-may-oo-wada-guddoomin-doona-shirka-london-ka-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/farmaajo-iyo-tharesa-may-oo-wada-guddoomin-doona-shirka-london-ka-furmaya\/","title":{"rendered":"Farmaajo iyo Tharesa May oo wada guddoomin doona SHirka London Ka furmaya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/farmaajo-iyo-tharesa-may-oo-wada-guddoomin-doona-shirka-london-ka-furmaya\/london-theresa-may\/\" rel=\"attachment wp-att-36816\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36816\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/LONDON-THERESA-MAY.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"428\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/LONDON-THERESA-MAY.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/LONDON-THERESA-MAY-300x201.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisal wasaaraha dalka Ingriska Tharesa May ayaa maanta si wada jir ah u wada shir guddoomin doona shir weynaha London.<\/p>\n<p>Shirka maanta furmaya waxaa diirada lagu saari doonaa, Dib-uhabeynta siyaasadda iyo dowladnimada, Ammaanka, Hormarinta dhaqaallaha iyo Heshiisyo cusub.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Magaalladda London waxaa shalay ka dhacay shirar dhowr ah oo horudhac u ah shirka arrimaha Soomaaliya ee maanta halkaasi ka furmaya.<\/p>\n<p>Kulan shalay ka dhacay London waxaa ka qeyb-gallay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xubno ka socday bulshada rayidka, qurbo joog iyo wakiil ka tirsan beesha caalamka.<\/p>\n<p>Shirka ayaa looga hadlay doorka qurba joogta ee ku aadan dib-u-dhiska dalka, kobcinta dhaqaallaha iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Khudbado kala duwan waxaa shirka ka jeediyay qurbo joog ka kala yimid Yurub iyo Ameerica oo ka hadlayay kaalinta qurba-joogta ee labaatankii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federaalka ah ee Soomaaliya wey ka war qabtaa kaalmada qurba joogta iyo dadka Soomaaliyeed\u201dayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/becco-55\/\" rel=\"attachment wp-att-36809\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36809\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/tabaarak-49\/\" rel=\"attachment wp-att-36810\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36810\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/hormuud-logo-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36808\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36808\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-2.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gudniinka-gabdhaha-oo-laga-mamnuucey-gudaha-minnasota-warbixin\/salaam-bank-58\/\" rel=\"attachment wp-att-36811\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36811\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank-1.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra\u2019iisal wasaaraha dalka Ingriska Tharesa May ayaa maanta si wada jir ah u wada shir guddoomin doona shir weynaha London. Shirka maanta furmaya waxaa diirada lagu saari doonaa, Dib-uhabeynta siyaasadda iyo dowladnimada, Ammaanka, Hormarinta dhaqaallaha iyo Heshiisyo cusub. Dhinaca kale Magaalladda London waxaa shalay ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36815","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36815","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36815"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36818,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36815\/revisions\/36818"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36816"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}