{"id":36798,"date":"2017-05-11T04:39:36","date_gmt":"2017-05-11T01:39:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36798"},"modified":"2017-05-11T04:40:48","modified_gmt":"2017-05-11T01:40:48","slug":"magaalada-muqdisho-oo-lagu-diley-nabadoon-caan-ahyaa-ka-danbeeya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/magaalada-muqdisho-oo-lagu-diley-nabadoon-caan-ahyaa-ka-danbeeya\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo lagu Diley Nabadoon Caan ah\/yaa ka danbeeya?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/magaalada-muqdisho-oo-lagu-diley-nabadoon-caan-ahyaa-ka-danbeeya\/nabadoon-dill-xamar\/\" rel=\"attachment wp-att-36799\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36799\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/nabadoon-dill-xamar.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/nabadoon-dill-xamar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/nabadoon-dill-xamar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>\u00a0Koox hubeysan ayaa maanta degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir ku dilay nabadon lagu magacaabi jiray C\/qaadir Xuseen, sida goobjoogayaal ay sheegeen.<\/p>\n<p>Dilka nabadoonka waxaa uu ka dhacay xaafadda Ansalooti ee degmaddaasi, waxaana baxsaday kooxdii dilka geysatay.<\/p>\n<p>Maxamed Ugaas C\/qaadir oo ah wiilka marxuumka geeryooday ayaa sheegay in wiilal dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado ay madaxa ka toogteen Aabihiis \u00a0xilli uu ku sugnaa meel u dhow \u00a0buundada Ansalooti dhanka degmadda Waabari.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda oo soo gaaray goobta dilka uu ka dhacay ayaa bilaabay howlgallo balse uma suuragelin in ay gacanta kusoo dhigaan kooxihii dilka geystay.<\/p>\n<p>Ma jirto cid sheegatay mas\u2019uuliyada dilka nabadoonka, balse Al shabaab ayaa inta badan sheegta mas\u2019uuliyad dilalka ka dhacay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Marxuum C\/qaadir Xuseen, ayaa lagu wadaa in lagu aaso magaalladda Muqdishu, sida eheladiisa ay sheegeen.<\/p>\n<p>Nabadoonnadii wax kasoo doortay xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa beegsi lagu hayay tan iyo markii ay soo dhamaadeen doorashooyinkii Aqaladda Baarlamaanka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Koox hubeysan ayaa maanta degmadda Waaberi ee gobolka Banaadir ku dilay nabadon lagu magacaabi jiray C\/qaadir Xuseen, sida goobjoogayaal ay sheegeen. Dilka nabadoonka waxaa uu ka dhacay xaafadda Ansalooti ee degmaddaasi, waxaana baxsaday kooxdii dilka geysatay. Maxamed Ugaas C\/qaadir oo ah wiilka marxuumka geeryooday ayaa sheegay in wiilal dhallinyaro ah oo ku hubeysan bastoolado ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36798"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36801,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36798\/revisions\/36801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}