{"id":36794,"date":"2017-05-11T04:22:56","date_gmt":"2017-05-11T01:22:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36794"},"modified":"2017-05-11T04:27:13","modified_gmt":"2017-05-11T01:27:13","slug":"shir-ganacsiga-soomaaliya-looga-hadlayo-oo-ka-dhici-doona-london","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shir-ganacsiga-soomaaliya-looga-hadlayo-oo-ka-dhici-doona-london\/","title":{"rendered":"SHir Ganacsiga Soomaaliya looga Hadlayo oo ka dhici doona LONDON."},"content":{"rendered":"<p>Shirka London Somali Conference ayaa lagu wadaa in 10-ka bishan uu ka furmo magaalladda London ee dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Waxaa shirka ka qeyb-galaya madaxda wadamada bariga Africa iyo hogaamiyaal kale oo lagu casuumay kulanka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shir-ganacsiga-soomaaliya-looga-hadlayo-oo-ka-dhici-doona-london\/ganacsiga-soomaaliya-london\/\" rel=\"attachment wp-att-36795\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36795\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ganacsiga-soomaaliya-london.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"380\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ganacsiga-soomaaliya-london.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/ganacsiga-soomaaliya-london-300x173.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Shirka London waxaa diiradda lagu sari doonaa, Dib-uhabeynta siyaasada iyo dowladnimada, Hormarinta dhaqaallaha iyo Heshiisyo cusub, waxaana shirka dhinac socon doona kulamo gaar-gaar ah oo qaarkood looga hadlayo arrimaha ganacsiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>11-12 bishan waxaa lagu wadaa in uu dhaco kulan u dhexeeya dowladda iyo ganacsatada gaarka, waxaana wada xaajoodkaasi la sheegayaa in uu la xiriiro shirka London Somali Conference.<\/p>\n<p>Maanta waxaa magaalladda London lagu wadaa in shirar gaar gaar ah ay ka dhacaan, waxaana looga hadli doonaa sida qurba joogta uga qeyb-qaadanayaan dhismaha dalka, dhaqaalaha iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa sheegay in ujeedada shirka London ay tahay in dowladda cusub ee Soomaaliya la siiyo fursad ay ku soo bandhigto waxyaabaha mudnaanta u leh iyo in laga wada-hadlo iskaashiga dhaxmaraya dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka.<\/p>\n<p>Madaxweynayaal ay ka mid yihiin Uhuru Kenyatta iyo Erdogan ayaa lagu wadaa in ay ka qeyb-galaan shirka London.<\/p>\n<p>Shirka London waxaa wada guddoomin doonaan Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres, Madaxweynaha Soomaaliya Max\u2019ed Farmaajo, Madaxa Midowga Africa iyo ra\u2019isal wasaaraha Ingiriiska oo ay dowladeeda shirka marti galineyso.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017510636299950503345951ok.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka London Somali Conference ayaa lagu wadaa in 10-ka bishan uu ka furmo magaalladda London ee dalka Ingiriiska. Waxaa shirka ka qeyb-galaya madaxda wadamada bariga Africa iyo hogaamiyaal kale oo lagu casuumay kulanka. Shirka London waxaa diiradda lagu sari doonaa, Dib-uhabeynta siyaasada iyo dowladnimada, Hormarinta dhaqaallaha iyo Heshiisyo cusub, waxaana shirka dhinac socon doona kulamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36794","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36794"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36797,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36794\/revisions\/36797"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}