{"id":36783,"date":"2017-05-11T03:08:16","date_gmt":"2017-05-11T00:08:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36783"},"modified":"2017-05-11T03:55:34","modified_gmt":"2017-05-11T00:55:34","slug":"buurxakabo-oo-gudoomiyaha-degmada-loo-magacaabeywaakuma-guddoomiyaha-degmadu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/buurxakabo-oo-gudoomiyaha-degmada-loo-magacaabeywaakuma-guddoomiyaha-degmadu\/","title":{"rendered":"Buurxakabo oo Gudoomiyaha Degmada loo Magacaabey\/waakuma guddoomiyaha degmadu?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/buurxakabo-oo-gudoomiyaha-degmada-loo-magacaabeywaakuma-guddoomiyaha-degmadu\/buur-xakaba-3\/\" rel=\"attachment wp-att-36787\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36787\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/buur-xakaba.jpg\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"375\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/buur-xakaba.jpg 500w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/buur-xakaba-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/a>Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere C\/raxmaan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmadda Buurhakaba.<\/p>\n<p>Maxamed Ibraahim Nuur, ayaa loo magacaabay xilka cusub ee degmadda Buurhakaba ee Gobolka Baay, kadib wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka.<\/p>\n<p>Maamulka cusub ee degmadda Buurhakaba ayaa lagula dardaarmay in ay wax ka qabtaan xaaladdaha ka taagan degmadda.<\/p>\n<p>Shaqada ugu horeysa ee Guddoomiyaha looga fadhiyo in uu wax ka qabto ayaa waxaa ay tahay xaaladdaha bani\u2019aadanimada ee ka taagan deegaanka, waxaana Burhakaba ay ka mid tahay meelaha sida daran ay u saameeyeen abaaraha.<\/p>\n<p>Jimcihii lasoo dhaafay, Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa uu Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Baay u Magacaabay Cali Wardheere C\/raxmaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa lagu magacaabay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha maamulka, waxaana shaqadda ugu horeysa ee uu qabtay ay noqotay in uu magacaabo Guddoomiyah degmadda Buurhakaba.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shariif, ayaa ka codsaday masuuliyiinta gobolka in ay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub ee loo magacaabay Gobolka Baay.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Baay Cali Wardheere C\/raxmaan ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmadda Buurhakaba. Maxamed Ibraahim Nuur, ayaa loo magacaabay xilka cusub ee degmadda Buurhakaba ee Gobolka Baay, kadib wareegto kasoo baxday Guddoomiyaha Gobolka. Maamulka cusub ee degmadda Buurhakaba ayaa lagula dardaarmay in ay wax ka qabtaan xaaladdaha ka taagan degmadda. Shaqada ugu horeysa ee Guddoomiyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36787,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36783"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36789,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36783\/revisions\/36789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}