{"id":36775,"date":"2017-05-11T00:45:15","date_gmt":"2017-05-10T21:45:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36775"},"modified":"2017-05-11T01:29:44","modified_gmt":"2017-05-10T22:29:44","slug":"labo-dhalinyaro-midkood-yahey-soomaali-kan-kalena-kenyaan-oo-looga-shakiyey-daacish-askarta-kenyana-xireen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/labo-dhalinyaro-midkood-yahey-soomaali-kan-kalena-kenyaan-oo-looga-shakiyey-daacish-askarta-kenyana-xireen\/","title":{"rendered":"Labo DHalinyaro midkood yahey Soomaali kan kalena Kenyaan oo looga shakiyey DAACISH Askarta kenyana Xireen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/labo-dhalinyaro-midkood-yahey-soomaali-kan-kalena-kenyaan-oo-looga-shakiyey-daacish-askarta-kenyana-xireen\/2nin-kenyaan-iyo-soomaali\/\" rel=\"attachment wp-att-36776\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36776\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/2NIN-KENYAAN-IYO-SOOMAALI.jpg\" alt=\"\" width=\"553\" height=\"336\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/2NIN-KENYAAN-IYO-SOOMAALI.jpg 553w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/2NIN-KENYAAN-IYO-SOOMAALI-300x182.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 553px) 100vw, 553px\" \/><\/a>\u00a0Ciidamadda Police-ka dalka Kenya ayaa sheegay in la xiray Saddex nin oo Kenyan ah iyo mid kale oo Soomaali oo u safrayay dalka Libiya.<\/p>\n<p>Police-ka \u00a0ayaa sheegay in afarta qof looga shakiyay in ay ku biirayaan kooxda Daacish ee dalkaasi ka dagaalanta.<\/p>\n<p>Magacyada ragga ay Police-ka xireen ayaa waxaa lagu kala sheegay Said Ahmed Dabow, Adan Sheikh, Mohamed Abdi Mohamed, oo ah kenyaan iyo Abdiqani Abdishakur Shobay oo ah muwaadin Soomaali ah.<\/p>\n<p>Saraakiil police ah ayaa dhinaca kale sheegay, in Afarta qof lala xiray koox kale oo la aaminsanyahay in safarka ay u fududeeynayeen.<\/p>\n<p>Dalka Libiya, ayaa waxaa ka baxa Doomo macmal ah oo u safra dalalka Yurub, waxaana inta badan dhallinyarada Yurub u tahriiba ay maraan dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Hay\u2019addaha ammaanka ayaa dhawaan sheegay in kooxda Daacish ee ku sugan dalka Liibiya ay ka faa\u2019ideystaan dhallinyarada iyagoona ka dhaadhiciya in ay ka mid noqdaan kooxda.<\/p>\n<p>29-kii bishii Marso, \u00a0Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa qoray in Labo qof oo Somali-Kenya ah oo loo tababaray Dhakhtarnimo lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalladda Sirte ee dalka Libya.<\/p>\n<p>Dhakhaatiirtaasi oo lagu kala magacaabo Faarax Dagane Xasan oo 26 jir ah iyo Xiis Axmed Cali oo 25-jir ah, ayaa la sheegay inay Cilmiga Caafimaadka kaga soo qalin jebiyeen Jaamacadda ku taalla Caasimadda dalka Uganda oo lagu magacaabo \u00a0Kampala International University in Uganda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ciidamadda Police-ka dalka Kenya ayaa sheegay in la xiray Saddex nin oo Kenyan ah iyo mid kale oo Soomaali oo u safrayay dalka Libiya. Police-ka \u00a0ayaa sheegay in afarta qof looga shakiyay in ay ku biirayaan kooxda Daacish ee dalkaasi ka dagaalanta. Magacyada ragga ay Police-ka xireen ayaa waxaa lagu kala sheegay Said Ahmed Dabow, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36775","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36775","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36775"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36778,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36775\/revisions\/36778"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}