{"id":3673,"date":"2011-10-18T15:02:07","date_gmt":"2011-10-18T15:02:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3673"},"modified":"2011-10-18T15:04:36","modified_gmt":"2011-10-18T15:04:36","slug":"xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-dowlada-kenya-ugu-digay-in-ay-ku-soo-sugnaato-ciida-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/xisbiga-midnimada-jamhuuriga-soomaaliyeed-oo-dowlada-kenya-ugu-digay-in-ay-ku-soo-sugnaato-ciida-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Oo Dowlada Kenya Ugu Digay In Ay Ku Sii Sugnaato Ciida Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><br \/>\n\u00a0<br \/>\nShir uu yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir<br \/>\ngudoominayey kusimaha m\/weynaha xisbiga c\/nuur darman ahna gud<br \/>\nkuxigenka xisbiga mjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa gabi ahaan<br \/>\nwaxaa looga hadley falka indha la&#8217;aanta ah ee ay qaadatey dawlada<br \/>\nkenya kaasoo ah in ay dawlada kenya goosatey in ay ku xadgudubto<br \/>\nmadaxbanaanida iyo qarannimada somalia.<br \/>\n\u00a0<br \/>\nXisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ayaa dawlada kenya uga digey<br \/>\nin ay ciidamadeedu ku sii jiraan ciidda gayiga somalia iyadoo si cad<br \/>\nloogu sheegey qaramada midoobey dawladaha midawga afrika jamacada<br \/>\ncarabta iyo wadamada aduunkaba in soomaaliya aysan noqon karin meel ay<br \/>\ndawladaha geeska afrika ku tijaabiyaan awoodooda millatery.<br \/>\nUgu danbeyntii ayaa qoraalka oo uu ku saxiixnaa kusimaha m\/weynaha<br \/>\nxisbiga ahna gud kuxigeenka xmjs cali maxamed nuux timajilic waxaa<br \/>\nlagu yiri hadii dawladaha derisku dhawri waayaan qawaaniinta caalamka<br \/>\nu degsan soomaalida dhulkeedu wuu dunsanyahey cidii faraha la soo<br \/>\ngashana wey arki doontaa waxa ay kala kulanto.<br \/>\nXisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed wuu ogyahey danaha ay kenya<br \/>\nka leedahey ciida soomaaliya hirgelinta azaaniya wey u suuroobi weysey<br \/>\nsidaasna kuma heli doonto taako dhulka soomaaliyeed ee waa in dadka<br \/>\nsoomaaliyeed baraa ciidamada kenya casharka dagaal ee ay gudaha<br \/>\nsoomaaliya usoo doonteen ayaa qoraalka lagu soo gabangabeeyey.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) \u00a0 Shir uu yeeshey xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed uuna shir gudoominayey kusimaha m\/weynaha xisbiga c\/nuur darman ahna gud kuxigenka xisbiga mjs md cali maxamed nuux timajilic ayaa gabi ahaan waxaa looga hadley falka indha la&#8217;aanta ah ee ay qaadatey dawlada kenya kaasoo ah in ay dawlada kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3673","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3673"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3691,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3673\/revisions\/3691"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}