{"id":36716,"date":"2017-05-09T02:34:03","date_gmt":"2017-05-08T23:34:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36716"},"modified":"2017-05-09T03:40:57","modified_gmt":"2017-05-09T00:40:57","slug":"wafdi-horadhac-ah-oo-dawladda-soomaaliya-u-dirtey-dalka-britain-iyadoo-madaxda-qarankuna-u-diyaar-garoobeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wafdi-horadhac-ah-oo-dawladda-soomaaliya-u-dirtey-dalka-britain-iyadoo-madaxda-qarankuna-u-diyaar-garoobeen\/","title":{"rendered":"Wafdi Horadhac ah oo Dawladda Soomaaliya u dirtey Dalka Britain iyadoo madaxda qarankuna u diyaar garoobeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wafdi-horadhac-ah-oo-dawladda-soomaaliya-u-dirtey-dalka-britain-iyadoo-madaxda-qarankuna-u-diyaar-garoobeen\/caynte\/\" rel=\"attachment wp-att-36717\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/caynte.jpg\" alt=\"\" width=\"655\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/caynte.jpg 655w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/caynte-300x165.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wafdi horu dhac ah waxaa ay u dirtay magaalada London ee dalka Britain ,halkaasoo 10 bishan uu ka furmi doono Shir caalami ah oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdigaan ayaa loogu talagalay in ay la sii kulmaan mas\u2019uuliyiinta dalka Britain ee shirkan marti gelinaya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya wasiirkii hore ee wasaaradda Qorsheynta hadana ah madaxa Qaban qaabada shirka London ee dowladda Federaalka C\/raxmaan Ceynte .<\/p>\n<p align=\"justify\">Ceynte ayaa sheegay in shirkan ay faa\u2019iido badan ay ugu jirto umadda Soomaaliyeed , islamarkaana dowladda Soomaaliya ay codsan doonto in laga cafiyo deymo badan oo lagu leeyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in shirka looga hadli doono qodobo ay ka mid yihiin suggida amniga, maqaamka Muqdisho, iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo, Ra\u2019iisul Wasaaraha Britain Theresa May iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa si wada jir ah u shir guddoomin doona shirka ka furmaya London 10-ka bishan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wafdi horu dhac ah waxaa ay u dirtay magaalada London ee dalka Britain ,halkaasoo 10 bishan uu ka furmi doono Shir caalami ah oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Wafdigaan ayaa loogu talagalay in ay la sii kulmaan mas\u2019uuliyiinta dalka Britain ee shirkan marti gelinaya. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya wasiirkii hore ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36716"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36719,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36716\/revisions\/36719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}