{"id":36707,"date":"2017-05-08T03:06:53","date_gmt":"2017-05-08T00:06:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36707"},"modified":"2017-05-08T03:07:20","modified_gmt":"2017-05-08T00:07:20","slug":"sarkaal-ka-tirsan-laamaha-amniga-oo-lagu-dhaawacey-qarax-ka-hacey-wadada-maka-almukarama-ee-magaaladan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/sarkaal-ka-tirsan-laamaha-amniga-oo-lagu-dhaawacey-qarax-ka-hacey-wadada-maka-almukarama-ee-magaaladan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sarkaal ka tirsan laamaha Amniga oo lagu dhaawacey Qarax ka hacey wadada Maka ALmukarama ee magaaladan Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/sarkaal-ka-tirsan-laamaha-amniga-oo-lagu-dhaawacey-qarax-ka-hacey-wadada-maka-almukarama-ee-magaaladan-muqdisho\/qarax-maka-almukarama\/\" rel=\"attachment wp-att-36708\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36708\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-maka-almukarama.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-maka-almukarama.jpg 512w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-maka-almukarama-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a>Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw waxaa ka dhacay qarax xoogan oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsanaa laamaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qarax oo lagu soo xiray xagga hoose ee gaariga ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in sarkaalka la bartilmaameedsaday oo lagu magacaabo Cabduqaadir Dinix uu soo gaaray dhaawac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga oo la xiriira qaraxa goor dhaw ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waddadan oo uu ka dhacay qaraxa ayaa tan ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho, waxaana ku yaala Hoteellada ugu caansan caasimada, waxaana ka socda ganacsi aad u ballaaran.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw waxaa ka dhacay qarax xoogan oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsanaa laamaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya. Qarax oo lagu soo xiray xagga hoose ee gaariga ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in sarkaalka la bartilmaameedsaday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36707","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36707","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36707"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36710,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36707\/revisions\/36710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}