{"id":3667,"date":"2011-10-18T13:44:05","date_gmt":"2011-10-18T13:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3667"},"modified":"2011-10-18T13:44:05","modified_gmt":"2011-10-18T13:44:05","slug":"madaxweynefaroole-oo-london-kula-kulmay-madax-ka-tirsan-dowlada-britain","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/madaxweynefaroole-oo-london-kula-kulmay-madax-ka-tirsan-dowlada-britain\/","title":{"rendered":"MadaxweyneFaroole Oo London Kula Kulmay Madax Ka Tirsan Dowlada Britain"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/farole2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3674\" title=\"farole2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/farole2-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"365\" height=\"234\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Iyo Wufuud Kale oo uu hogaaminayo ayaa booqasho ku jooga magaalada London ee dalka Ingariska kuwaasi oo ka kooban Siciid Maxamad Rage Wasiirka Dekedaha, Cabdulqadir Cabdi Xashi, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga iyo Maxamad Xasan Barre oo isna ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland.<\/p>\n<p>Wufuudani Oo uu hogaaminayo Mr Faroole ayaa soo gaaray London maalinta Axada, waxaana Garoonka dayuuradaha kusoo dhaweeyey saraakiil ka socota Wasaaradda Arrimaha Dibada <strong>(Foreign &amp; Commonwealth Office \u2013 FCO)<\/strong> waxaana loo galbiyay madaarka <strong>VIP<\/strong>-da.Iyadoona Uu marba marka ka dambeesa uu la kulmayo madaxda sar sare ee dalkaasi Ingariska<\/p>\n<p>Wafdiga Madaxweynaha Puntland ayaa maalinta isniinta ah \u00a0waxaa xafiiskiisa ku yaala xarunta <strong>FCO<\/strong> ku qaabilay <strong>Henry Bellingham<\/strong> Wasiirka arrimaha Africa, iyo \u00a0<strong>Horumarinta Stephen O\u2019Brien, <\/strong>oo isana ah Wasiirka Arrimaha<\/p>\n<p>Waxayna Kulankoodii Kaga wada Hadleen socodsiinta heshiiskii <strong>Roadmap-ka<\/strong>, arrimaha gargaarka bini\u2019aadanimo iyo horumarinta dalka, iyo la dagaalanka argagaxisada iyo burcad-badeeda oo dalka soomaalya ku soo badaneysa Xilli Ay Maraakiib farabadan Doonayaan in ay Dalka soo maaliya u soo daabulaan Deeq aad u farabadan Islamarkaan ay ka baqanbayaan Burcad Badeda soomaalida ah.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Iyo Wufuud Kale oo uu hogaaminayo ayaa booqasho ku jooga magaalada London ee dalka Ingariska kuwaasi oo ka kooban Siciid Maxamad Rage Wasiirka Dekedaha, Cabdulqadir Cabdi Xashi, Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga iyo Maxamad Xasan Barre oo isna ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland. Wufuudani Oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3667","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3667","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3667"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3667\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3678,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3667\/revisions\/3678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3667"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3667"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3667"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}