{"id":36659,"date":"2017-05-06T19:28:14","date_gmt":"2017-05-06T16:28:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36659"},"modified":"2017-05-06T19:28:44","modified_gmt":"2017-05-06T16:28:44","slug":"nin-diley-walaashiis-oo-booliska-soomaaliya-gacanta-ku-dhigeenwaa-maxey-sababta-uu-u-diley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/nin-diley-walaashiis-oo-booliska-soomaaliya-gacanta-ku-dhigeenwaa-maxey-sababta-uu-u-diley\/","title":{"rendered":"Nin Diley Walaashiis oo Booliska Soomaaliya Gacanta ku dhigeen\/waa maxey sababta uu u diley?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/nin-diley-walaashiis-oo-booliska-soomaaliya-gacanta-ku-dhigeenwaa-maxey-sababta-uu-u-diley\/booliska-soomaaliya-gacan-ku-dhiigle\/\" rel=\"attachment wp-att-36660\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36660\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/booliska-soomaaliya-gacan-ku-dhiigle.jpg\" alt=\"\" width=\"614\" height=\"461\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/booliska-soomaaliya-gacan-ku-dhiigle.jpg 614w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/booliska-soomaaliya-gacan-ku-dhiigle-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 614px) 100vw, 614px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliska ciidamada Booliiska ee degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu dilay gabar isaga la dhalatay.<\/p>\n<p>Ninka Booliiska gacanta ay ku hayaan ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay laga baadi-goobayay degmadda.<\/p>\n<p>\u201cNinka waxaa walaashiisa uu ku dhex dilay beer ku taalla deegaanka Doonweyne, ciidanka hadda gacanta ayeey ku hayaan, waxaana la horgeyn doonaa sharciga\u201d, sidaasi waxaa yiri Amiin Maxamed Cismaan, taliyaha saldhigga Booliiska ee degmada Afgooye.<\/p>\n<p>Gabadha ayaa la sheegay in lagu dilay Faas, sida ay sheegeen dadka deegaanka , waxaana ay u geeryootay dhaawacii soo gaaray.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay ka argagaxeen dilka gabadha, sida mid ka mid ah dadka ku nool degmadda Afgooye uu u sheegay Hiiraan Online.<\/p>\n<p>Dilalka noocaan oo kala ah ayaa dhif iyo naadir ku ah dalka Soomaaliya, balse dhacdooyin kale oo naxdin leh ayaa laga soo wariyaa deegaanadda dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Taliska ciidamada Booliiska ee degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu dilay gabar isaga la dhalatay. Ninka Booliiska gacanta ay ku hayaan ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay laga baadi-goobayay degmadda. \u201cNinka waxaa walaashiisa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36659","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36659"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36662,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36659\/revisions\/36662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}