{"id":36655,"date":"2017-05-06T19:17:30","date_gmt":"2017-05-06T16:17:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36655"},"modified":"2017-05-06T19:18:31","modified_gmt":"2017-05-06T16:18:31","slug":"shir-lagu-horumarinayo-warbaahinta-soomaaliya-oo-maanta-wasaarada-warfaafintu-daah-furtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shir-lagu-horumarinayo-warbaahinta-soomaaliya-oo-maanta-wasaarada-warfaafintu-daah-furtey\/","title":{"rendered":"SHir lagu horumarinayo warbaahinta Soomaaliya oo Maanta wasaarada warfaafintu Daah furtey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shir-lagu-horumarinayo-warbaahinta-soomaaliya-oo-maanta-wasaarada-warfaafintu-daah-furtey\/wasaarada-warfaafinta-horumar\/\" rel=\"attachment wp-att-36656\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36656\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasaarada-warfaafinta-horumar.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasaarada-warfaafinta-horumar.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasaarada-warfaafinta-horumar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Magaalladda Muqdishu, maanta waxaa ka furmay shir socon doona mudo saddex maalin ah, kaas oo diiradda lagu saari doono horumarinta Warbaahinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirka waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. waxaana saddexda maalin ee uu socon doono diiradda lagu saari doonaa qodobo ay kamid yihiin in si wadajir ah warbaahintu ay uga qeyb qaadato wacyi galinta barnaamijka la dagaalanka Al Shabaab, sida wasaaradda ay sheegtay.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa maanta goob-joog ka ahaa wasiirka warfaafinta \u00a0Eng: C\/raxmaan Cumar Cismaan \u201cYariisow\u201d agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda, wasiiradaha \u00a0warfaafinta maamul-gobolleedyada dalka ka jira iyo agaasimeyaashooda.<\/p>\n<p>Intii shirka uu socday ayaa waxaa la isla soo qaaday tallooyin muhiim ah oo lagu hormarin karo warbaahinta dalka Soomaaliya, ka shaqeeysa.<\/p>\n<p>Bishii hore ee April Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ayaa \u00a0xafiiskiisa ku qaabilay mas\u2019uuliyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p>Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri \u201cWaxaan dhageystay cabashooyinka suxufiyiinta ee ku aadan qodobo xeerka saxaafada ka mid ah, waxaa lagu sameyn doonaa dib u eegis. Waxaan ka codsaday suxufiyiinta inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo gudbiyaan tallooyinkooda si loo saxo qodobadaas. Madaxweynihii hore ayaa saxiixay dikreetadii xeerka bishii Janaayo 2016kii oo Xeerku ansax yahay, haddana waxaan tixgelineynaa codsiga suxufiyiinta, waana sababta aan dib u eegista ugu sameyneyno.\u201d<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; &nbsp; Magaalladda Muqdishu, maanta waxaa ka furmay shir socon doona mudo saddex maalin ah, kaas oo diiradda lagu saari doono horumarinta Warbaahinta Soomaaliya. Shirka waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. waxaana saddexda maalin ee uu socon doono diiradda lagu saari doonaa qodobo ay kamid yihiin in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36656,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36655","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36655","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36655"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36655\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36658,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36655\/revisions\/36658"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36656"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36655"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36655"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36655"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}