{"id":36629,"date":"2017-05-05T23:16:19","date_gmt":"2017-05-05T20:16:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36629"},"modified":"2017-05-05T23:19:00","modified_gmt":"2017-05-05T20:19:00","slug":"gobolka-shhoose-deegaano-hoos-taga-oo-diyaarado-dagaal-duqeyn-ka-geysteen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gobolka-shhoose-deegaano-hoos-taga-oo-diyaarado-dagaal-duqeyn-ka-geysteen\/","title":{"rendered":"Gobolka Sh\/hoose Deegaano hoos taga oo Diyaarado Dagaal Duqeyn ka geysteen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/gobolka-shhoose-deegaano-hoos-taga-oo-diyaarado-dagaal-duqeyn-ka-geysteen\/diyaarado-dagaal-2\/\" rel=\"attachment wp-att-36630\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36630\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarado-dagaal.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"471\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarado-dagaal.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/diyaarado-dagaal-300x214.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Diyaarado dagaal ayaa duqeeyay deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Duqeynta ayaa dhacday xalay, waxaana sidoo kale diyaaradaha ay duqeyeen deegaanka Mubaarak oo saldhigyo ciidan ay ku leeyihiin dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Laba diyaaradood ayaa la sheegay in ay duqeynta fuliyeen, kuwaas oo aan la garan dalka laga leeyahay.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda lama ogaan khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Weerarkan ka dhacay Gobolka Sh.Hoose.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose wali kama aysan hadlin duqeynta iyo khasaaraha ka dhashay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale dagaal xoogan oo u dhexeeyay Al Shabaab iyo ciidanka dowladda ayaa xalay ka dhacay meel u dhow deegaanka Number-50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>dagaalka khasaarihii ka dhashay wali lama ogaan, mana jiraan war kasoo baxay dhinacyadii ku dagaalamay deegaannadda.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa inta badan weeraro gaadma ah ka fuliya deegaannada ay ciidanka dowladda ka joogaan koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarado dagaal ayaa duqeeyay deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Duqeynta ayaa dhacday xalay, waxaana sidoo kale diyaaradaha ay duqeyeen deegaanka Mubaarak oo saldhigyo ciidan ay ku leeyihiin dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab. Laba diyaaradood ayaa la sheegay in ay duqeynta fuliyeen, kuwaas oo aan la garan dalka laga leeyahay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36630,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36629"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36632,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36629\/revisions\/36632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}