{"id":36625,"date":"2017-05-05T23:00:43","date_gmt":"2017-05-05T20:00:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36625"},"modified":"2017-05-05T23:01:06","modified_gmt":"2017-05-05T20:01:06","slug":"masuuliyiinta-dawladda-iyo-illaaladooda-oo-maxkamadda-ciidamadda-qalabka-sida-digniin-u-dirtey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/masuuliyiinta-dawladda-iyo-illaaladooda-oo-maxkamadda-ciidamadda-qalabka-sida-digniin-u-dirtey\/","title":{"rendered":"Masuuliyiinta Dawladda iyo illaaladooda oo Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sida Digniin u Dirtey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/masuuliyiinta-dawladda-iyo-illaaladooda-oo-maxkamadda-ciidamadda-qalabka-sida-digniin-u-dirtey\/maxkamada-ciidamada-qsidda\/\" rel=\"attachment wp-att-36626\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36626\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/maxkamada-ciidamada-Qsidda.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/maxkamada-ciidamada-Qsidda.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/maxkamada-ciidamada-Qsidda-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay mas\u2019uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo ilaaladooda intaba in ay handadaan dadka shacab ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha maxkamada darjada koowaad ciidamada qalabka sida G\/sare Xassan Cali Shuute ayaa sheegay in dilkii loo geystay habeennimadii Arbacadii aynu soo dhaafnay loo soo xiray saddex askari oo ilaalo ahaa sida uu sheegay hanta dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Cali Faarax.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Saddex askari ayaa u xiran falka dilka ah baaritaan ayaa socda si loo ogaato cidda rasmiga ah riday xabadda uu wasiirka ku dhintay\u2019\u2019 ayuu yiri guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in inta badan ilaalada mas\u2019uuliyiinta dowladda handadaa u geystaan gadiidka ay wataan dadka shacabka marka ay jidadka marayaan, isaga oo intaa ku darray in mas\u2019uulkii lagu helo arintaa fal danbiyeedka dhaca wax ku yeelan doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Jidadka marka ay marayaan mas\u2019uuliyiinta dowladda waxaa dhacda in ilaalada ay handadaan ama qoryaha ku taagaan gadiidka ay leeyihiin dadka shacabka ah, mas\u2019uulkii arintaa ka ogolaada ilaaladiisa danbiga ayuu wax ku yeelanayaa\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Digniinta ka soo baxday maxkamada ciidamada ayaa imaneysa xili marar badan hore ilaalada mas\u2019uuliyiinta dowladda iyo saraakiisha ciidamada lagu eedeeyay in ay toogasho bareer ah u geystaan dadka shacabka ah xiliyada ay marayaan jidadka caasimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay mas\u2019uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo ilaaladooda intaba in ay handadaan dadka shacab ah. Guddoomiyaha maxkamada darjada koowaad ciidamada qalabka sida G\/sare Xassan Cali Shuute ayaa sheegay in dilkii loo geystay habeennimadii Arbacadii aynu soo dhaafnay loo soo xiray saddex askari oo ilaalo ahaa sida uu sheegay hanta dhowrka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36625","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36625"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36628,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36625\/revisions\/36628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}