{"id":36620,"date":"2017-05-05T22:35:08","date_gmt":"2017-05-05T19:35:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36620"},"modified":"2017-05-05T22:36:35","modified_gmt":"2017-05-05T19:36:35","slug":"somaliland-oo-guddoomiyihii-maamul-wanaaga-iyo-la-dagaalanka-musuq-maasuqu-is-casiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/somaliland-oo-guddoomiyihii-maamul-wanaaga-iyo-la-dagaalanka-musuq-maasuqu-is-casiley\/","title":{"rendered":"Somaliland oo Guddoomiyihii Maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuq maasuqu is Casiley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/somaliland-oo-guddoomiyihii-maamul-wanaaga-iyo-la-dagaalanka-musuq-maasuqu-is-casiley\/casilaad-gudd-slnd\/\" rel=\"attachment wp-att-36621\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36621\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/casilaad-gudd-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"437\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/casilaad-gudd-slnd.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/casilaad-gudd-slnd-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Guddoomiyaha maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar ayaa iska casilay xilkii hay\u2019adaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201c Xilkaas waan iska casilay, sababtunna waxaa ay tahay muddo hadda laga joogo toddoba sannadood ayaan hayay xilkaas ilaa wakhtigaas iyo hadda waxaannu ku jirnay hawl-gal, markaa waxaannu darreensanayn Hay\u2019addan magacowgeeddii kadib, inaan diyaar loo ahayn hawl-galkeeddii haddii ay Xukuumadda tahay iyo haddii ay Baarlamaanka tahay-ba. Hay\u2019addii magacowday iyo Waaxdii Sharci-dejinta ee Xeerarkeedda ansixin lahayd, waxaa nooga muuqatay rabitaan la\u2019aan siyaasaddeed oo aanu is lahayn wax-baa laga qaban doonnaa oo is bedel ayaa la samayn doonnaa ayaa ah ta nagu keliftay inaanu xilligan gebo-gabadda ah is-casilaadan bayaamiyo.\u201d Ayuu yiri Madar.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxannu intaas ku daray \u201cIn badan ayaan ka gows addaygaayay, laakiin waxay soo gaadhay heer aan Xilkaas sii hayn kari waayo. Kulankii Madaxweynaha anigu (Guddoomiye), ahaan kamaan qayb-gelin, balse Afar xubnood oo kale ayaa ka qayb-galay, waxaan uga qayb-geli waayay-na waxay ahayd wakhtigii ku habboonaa ayaan la ii soo sheegin, waxaanna la ii soo sheegay iyaddoo uu kulankii ka hadhsan tahay Nusasaac, anigunna taas waan qaadan waayay.\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa ku soobeegmaysa afar \u00a0maalmood ka hor markii uu madaxweyne Siilaanyo kulan la yeeshay hay\u2019adaha maamul wanaaga iyo hanti dhawraha guud oo uu madaxweynuhu faray \u00a0inay Shaqadooda Qabsadaan isla Markaasina Dabagalo Iyo Baadhitaano lagu Baadi Goobayo in aan musuqmaasuqu la samayn wakhtiga kala guurka ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha maamul wanaaga iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar ayaa iska casilay xilkii hay\u2019adaasi. \u201c Xilkaas waan iska casilay, sababtunna waxaa ay tahay muddo hadda laga joogo toddoba sannadood ayaan hayay xilkaas ilaa wakhtigaas iyo hadda waxaannu ku jirnay hawl-gal, markaa waxaannu darreensanayn Hay\u2019addan magacowgeeddii kadib, inaan diyaar loo ahayn hawl-galkeeddii haddii ay Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36621,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36620"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36623,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36620\/revisions\/36623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}