{"id":36616,"date":"2017-05-05T22:14:18","date_gmt":"2017-05-05T19:14:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36616"},"modified":"2017-05-05T22:15:50","modified_gmt":"2017-05-05T19:15:50","slug":"wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-qodobo-kasoo-baxeenakhriso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-qodobo-kasoo-baxeenakhriso\/","title":{"rendered":"Wadahadaladii Soomaaliya iyo Itoobiya oo qodobo kasoo baxeen(Akhriso)."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wadahadaladii-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-qodobo-kasoo-baxeenakhriso\/wada-hadaladii-itoobiya-iyo-soomaaliya\/\" rel=\"attachment wp-att-36617\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36617\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wada-hadaladii-itoobiya-iyo-soomaaliya.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"394\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wada-hadaladii-itoobiya-iyo-soomaaliya.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wada-hadaladii-itoobiya-iyo-soomaaliya-300x179.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka wasaarada arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay wax yaabihii ay ka wada hadleen wafdigii dowladda federaalka Soomaaliya ee dhawaan gaaray magaaalada Addis Ababa iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda Itoobiya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kulan toos ah oo dhaxmaray wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiinta Itoobiya oo uu horkacayo ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya waxaa looga wada hadlay arimo dhowr ah, gaar ahaan dowladda Soomaaliya ayaa ka mahad celisay doorka dowladda Itoobiya ay ka qaadaneyso howlgalka midowga Africa AMISOM \u2018\u2019 ayuu yiri wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa sheegay in dhamaanba qodobadii laga wada hadlay leysku afgartay, gaar ahaan waxaa uu sheegay in dowladda Itoobiya markii ugu horeysay ogolaatay doorka dowladda dhexe ee siyaasada arimaha dibada amniga socdaalka iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Wadahadal dheer kaddib ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desaglen ayaa afkiisa ka sheegay in uu aqoonsan yahay \u00a0in madaxweynaha DF Soomaaliya yahay mas\u2019uulka koowaad siyaasada arimaha dibada, amniga, socdaalka iyo dhaqaalaha, wixii hadda ka danbeeyana dowladda Itoobiya arintaa uga danbeyneyso dowladda dhexe ee federaalka Soomaaliya \u00a0ayuu yiri \u2018\u2019 Wasiirka arimaha dibada Yuusuf Garaad oo ka mid ahaa wafdigii madaxweynaha ee tagay magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intaa kaddib waxaa laga wada hadlay ayuu yiri arinta ku saabsan biyaha iyo wabiga Shabeelle waxaana leysku afgartay in loo saaro guddi gaar ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Wafdiga dowladda federaalka iyo dowladda Itoobiya waxaa ay ka wada hadleen arinta biyaha wabiga shabeelle \u00a0waxaa ay ku soo dhamaatay in guddi labada dhinac ah loo saaro oo isla arka caqabadaha jira ee wax ka qabadka u baahan\u2019\u2019 ayuu yiri wasiirka arimaha dibada Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinac kale, waxaa uu sheegay in dowladda Itoobiya gaar ahaan ra\u2019iisal wasaare Desaglen balanqaaday in 500 oo ardey Soomaaliyeed ah siinayaan deeq waxbarasho oo isugu jirta Jaamacadaha kala duwan oo leh ilaa heer shahaadaha PhD.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ayuu sheegay in laga wada hadlay arinta ku saabsan soohdinta labada dal gaar ahaan arimaha socdaalka oo ay ka wada hadleen wafdi ka socday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya leyskuna afgartay in arintaa wax laga qabto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaabiyay safarkii uu ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kaddib gaaridii wasiirkii howlaha guud oo lagu dilay magaalada Muqdisho, isaga oo maalintii shalay ka ka qeybgalay salaadii Janaasada marxuumka.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaarada arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay wax yaabihii ay ka wada hadleen wafdigii dowladda federaalka Soomaaliya ee dhawaan gaaray magaaalada Addis Ababa iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda Itoobiya. \u2018\u2019Kulan toos ah oo dhaxmaray wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha dowladda Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiinta Itoobiya oo uu horkacayo ra\u2019iisal wasaaraha Itoobiya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36616"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36619,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36616\/revisions\/36619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}