{"id":36611,"date":"2017-05-05T21:02:44","date_gmt":"2017-05-05T18:02:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36611"},"modified":"2017-05-05T21:04:27","modified_gmt":"2017-05-05T18:04:27","slug":"xil-ka-qaadistii-lagu-sameeyey-hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-soomaaliyeed-oo-uu-ku-gacan-sayrey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xil-ka-qaadistii-lagu-sameeyey-hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-soomaaliyeed-oo-uu-ku-gacan-sayrey\/","title":{"rendered":"Xil ka qaadistii lagu sameeyey Hanti dhawrka Guud ee Qaranka Soomaaliyeed oo uu ku Gacan sayrey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xil-ka-qaadistii-lagu-sameeyey-hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-soomaaliyeed-oo-uu-ku-gacan-sayrey\/hanti-dhawr1\/\" rel=\"attachment wp-att-36612\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36612\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hanti-dhawr1.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hanti-dhawr1.jpg 510w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hanti-dhawr1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/a>Hanti Dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale oo ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay xalay ku sameeyeen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya, kaddib dilkii habeenimadii Arbacada loo geystay wasiirkii howlaha guud ee DF Cabbas Cabdullaahi Siraaji.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in xil ka qaadistaasi aheyn mid sharciga waafaqsan, islamarkaana gollaha wasiirada xaq u laheyn in ay xilka ka qaadaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Arintaasi sharci ma\u2019aha, anniga xilka sifo sharci ah ayaan ku qabtay, gollaha wasiirada soo jeedin ayeey leeyihiin waa in baarlamaanka cod aqbaliyad ah ku aqbalo soo jeedinta gollaha wasiirada kaddibna madaxweynaha uu Dikareeto ku soo saaro xil ka qaadisteyda ayuu yiri\u2019\u2019 xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu meesha saaray in xil ka qaadistan xiriir la leedahay dilkii wasiirka hasse ahaatee waxaa uu shegay in ay jiraan sida uu hadalka u dhigay arimo kale oo is biirsaday taasoo keentay in ra\u2019iisal wasaaraha iyo xeer ilaaliyaha Qaranka isku kaashadaan in tallaabadan la qaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Uma arko in arintan xiriir la leedahay dilka wasiirka oo kaliya, waxaa jiray qoraalo marar badan oo hore aan qoray oo aan ra\u2019iisal wasaaraha uga digayo in uu faragalinta ka daayo hanaanka maaliyada, sidoo kale waxaa jiray qaladaad uu ku kacay wasiirka warfaafinta oo si aan sharci aheyn labo mas\u2019uul oo wasaarada warfaafinta ka tirsan xilka uga qaaday iyo xeer ilaaliyaha guud oo warqad inta uu soo saaray leh waa in la soo xiraa labada mas\u2019uul ee xil ka qaadista lagu sameeyay, arimahaas oo dhan ayaa sheegay in aysan sharci aheyn waana tan keentay in xil ka qaadisteyda loogu marmarsiyoodo dilka wasiirka ayuu yiri\u2019\u2019 Dr Nuur Faarax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dr Nuur Faarax Jimcaale ayaa sheegay in falka ay ku kaceen ilaaladiisa xilka looga qaadi karin madaama ayuu yiri fal danbiyeedku yahay mid ku kooban cida geysatay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kama soo horjeedo in ilaaladeyda falkan dilka ku kaceen oo anniga ayaanba laamaha amniga u gacan galiyay, mana aha arin aan xilka ku weyn karo, waayo fal danbiyeedku waxaa uu quseeyaa cida geystay ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay tallaabada xigta ee la qaadayo mar haddii ay gollaha wasiirada sheegeen in xilka laga qaaday waxaa uu yiri\u2019\u2019\u00a0 dastuurka ayaa na kala saaraya cidna sharciga kama weyna.<\/p>\n<p align=\"justify\">Si kastaba dilka wasiirkii howlaha guud ee xukuumada Soomaaliya Cabbaas Siraaji ayaa u muuqda mid xiisad siyaasadeed ka dhax abuuraya laamaha dowladda federaalka Soomaaliya kaddib xil ka qaadistan ay sameeyeen gollaha wasiirada habeennimadii xalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hanti Dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaale oo ayaa ku gacan seyray xil ka qaadis ay xalay ku sameeyeen xubnaha gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya, kaddib dilkii habeenimadii Arbacada loo geystay wasiirkii howlaha guud ee DF Cabbas Cabdullaahi Siraaji. Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in xil ka qaadistaasi aheyn mid sharciga waafaqsan, islamarkaana gollaha wasiirada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36612,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36611","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36611"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36614,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36611\/revisions\/36614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36612"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}