{"id":3660,"date":"2011-10-18T13:16:30","date_gmt":"2011-10-18T13:16:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3660"},"modified":"2011-10-18T13:16:30","modified_gmt":"2011-10-18T13:16:30","slug":"gaari-weyn-sidayna-rar-aad-u-farabadan-oo-ku-rogmaday-degmada-xamar-weyne-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/gaari-weyn-sidayna-rar-aad-u-farabadan-oo-ku-rogmaday-degmada-xamar-weyne-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gaari Weyn Sidayna Rar Aad U Farabadan Oo Ku Rogmaday Degmada Xamar Weyne Ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/shil2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3663\" title=\"shil2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/shil2-300x168.jpg\" alt=\"\" width=\"346\" height=\"215\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p>Gaari Xamuul ah\u00a0 Oo Weyn Ayaa maanta Ku rogmayday Gudaha magaalada Muqdisho Gaar ahaan Hotel Munna Ee Degmada Xamar Weyne kaasi oo waday Xamuul aad u farabadan<\/p>\n<p>Gaarigaani Waday Xamuulka Shamiindada ayaa waxa uu ku sii jeeday Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Isagoona ka soo Ambabaxay Dekeda Weyn Ee magaalada muqdisho \u00a0Waxa uuna Gaystay khasaare isugui jira \u00a0naf iyo maal<\/p>\n<p>1Ruux Ayaa ku Geeriyootay Oo Habeeney Ah Mid Kalena Dhawaac ayaa ka soo gaaray islamarkaana qofkii meesha ku dhawaacmay waxaa lala cararay Mid ka mid ah Ispitaalada ku yaala Gudaha Degmada X\/weyne ee Magaalada\u00a0 Muqdisho<\/p>\n<p>Ma ahan Marki ugu horeysay Dhacdo noocaani aoo lkale ah ka Dhoco Gudaha magaalada Muqdisho Gaar ahaan Degmada X\/weyne Balse Arinkaa ni ayaa waxaa \u00a0Sababtay in uu aad u badnaa rarka uu siday gaarigaasi xamuulka ah sidaasi owgeedna ay uumeshii ku qalibmay gaarigaas waday Tanka ka Awooda Badnaa.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Gaari Xamuul ah\u00a0 Oo Weyn Ayaa maanta Ku rogmayday Gudaha magaalada Muqdisho Gaar ahaan Hotel Munna Ee Degmada Xamar Weyne kaasi oo waday Xamuul aad u farabadan Gaarigaani Waday Xamuulka Shamiindada ayaa waxa uu ku sii jeeday Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Isagoona ka soo Ambabaxay Dekeda Weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3660","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3660"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3666,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3660\/revisions\/3666"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}