{"id":36585,"date":"2017-05-05T02:17:35","date_gmt":"2017-05-04T23:17:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36585"},"modified":"2017-05-05T02:17:54","modified_gmt":"2017-05-04T23:17:54","slug":"allaha-u-naxariistee-wasiirkii-hore-ee-hawlaha-guud-oo-maanta-aas-qaran-loo-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/allaha-u-naxariistee-wasiirkii-hore-ee-hawlaha-guud-oo-maanta-aas-qaran-loo-sameeyey\/","title":{"rendered":"Allaha u Naxariistee Wasiirkii hore ee Hawlaha Guud oo maanta Aas Qaran loo sameeyey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/allaha-u-naxariistee-wasiirkii-hore-ee-hawlaha-guud-oo-maanta-aas-qaran-loo-sameeyey\/wasir-aas\/\" rel=\"attachment wp-att-36586\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36586\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasir-aas.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasir-aas.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasir-aas-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Meydka wasiir Cabaas Cabdullahi Siraaji, oo xalay lagu dilay nawaaxiga Madaxtoyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu aasayaa magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Aas-Qaran ayaa la filayaa in loo sameeyo Wasiir Cabbaas, waxaana ka qeyb-gali doona madaxda dowladda Soomaaliya, oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/20175463629461827828711118222251_10207461242883860_66583810642549795_n.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Madaxda Qaranka ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee Wasiirkii Howlaha Guud Marxuum Cabaas Siraaji oo xalay fiidkii xabad gaarigiisa lagu furay darteed u geeriyooday.<\/p>\n<p>Wasiir Cabaas Siraaji waxuu ahaa xidig soo baxaya oo iftiimaya lahaana mustaqbal ifaya. Marxuum Cabaas waxuu tusaale fiican u ahaa dhalinyarada Soomaaliyeed, madaxda Qarankana aad bey ugu hanweynaayeen.<\/p>\n<p>Innaa Lillaahi wa Innaa Illaahu Raajicuun, Geeridu waa xaq, Wasiirkii Howlaha Guud waqtigiisa ayaa dhamaaday, falka geeridana baaris baa lagu sameyn doonaa oo shacabka lala wadaagi doonaa sida wax u dhaceen, sidaasi waxaa yiri wasiirka warfaafinta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Meydka wasiir Cabaas Cabdullahi Siraaji, oo xalay lagu dilay nawaaxiga Madaxtoyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu aasayaa magaalladda Muqdishu. Aas-Qaran ayaa la filayaa in loo sameeyo Wasiir Cabbaas, waxaana ka qeyb-gali doona madaxda dowladda Soomaaliya, oo ay ugu horeeyaan Madaxweynaha iyo Xasan Cali Khayre. Madaxda Qaranka ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36585","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36585","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36585"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36585\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36588,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36585\/revisions\/36588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36585"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36585"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36585"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}