{"id":36575,"date":"2017-05-05T00:17:44","date_gmt":"2017-05-04T21:17:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36575"},"modified":"2017-05-05T00:20:15","modified_gmt":"2017-05-04T21:20:15","slug":"safiirka-switzerland-iyo-wasiirka-dastuurka-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/safiirka-switzerland-iyo-wasiirka-dastuurka-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey\/","title":{"rendered":"Safiirka Switzerland iyo Wasiirka Dastuurka Soomaaliya oo Muqdisho kulan ku yeeshey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/safiirka-switzerland-iyo-wasiirka-dastuurka-soomaaliya-oo-muqdisho-kulan-ku-yeeshey\/wasiir-xoosh-jibril\/\" rel=\"attachment wp-att-36576\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36576\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasiir-XOOSH-JIBRIL.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasiir-XOOSH-JIBRIL.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasiir-XOOSH-JIBRIL-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka Dastuurka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Federaalka Switzerland ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Safiirka iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa dhameystirka iyo turxaan bixinta Dastuurka Soomaaliya, taas oo ay Dowladda Switzerland gacan ka geysaneyso.<\/p>\n<p>Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa waxaa uu ka dhacay magaalladda Muqdishu.<\/p>\n<p>Dastuurka Soomaaliya ayaa u baahan dhameystir iyo turxaan bixin, iyadoona hadda ay socdaan sidii loo dhameystiri lahaa Dastuurka.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ee Switzerland, ayaa ka mid ah dowladdaha safaaradaha ku leh dalka Soomaaliya, waxaana Switzerland ay ka taageertaa Soomaaliya dhinacyo kala duwan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Dastuurka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, ayaa la kulmay Safiirka Dowladda Federaalka Switzerland ee Soomaaliya. Safiirka iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa dhameystirka iyo turxaan bixinta Dastuurka Soomaaliya, taas oo ay Dowladda Switzerland gacan ka geysaneyso. Kulanka labada mas&#8217;uul ayaa waxaa uu ka dhacay magaalladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36576,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36575","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36575","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36575"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36575\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36578,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36575\/revisions\/36578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36576"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36575"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36575"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36575"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}