{"id":36562,"date":"2017-05-03T23:17:30","date_gmt":"2017-05-03T20:17:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36562"},"modified":"2017-05-03T23:19:36","modified_gmt":"2017-05-03T20:19:36","slug":"mweynaha-hir-shabeele-cali-cllahi-cosoble-oo-hambalyo-u-direy-mweynaha-cusub-ee-galmudug-xaaf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweynaha-hir-shabeele-cali-cllahi-cosoble-oo-hambalyo-u-direy-mweynaha-cusub-ee-galmudug-xaaf\/","title":{"rendered":"Mweynaha Hir-shabeele Cali C\/llahi Cosoble oo Hambalyo u direy Mweynaha Cusub ee Galmudug Xaaf."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweynaha-hir-shabeele-cali-cllahi-cosoble-oo-hambalyo-u-direy-mweynaha-cusub-ee-galmudug-xaaf\/mweyne-hir-shabele-hambalyo-xaaf\/\" rel=\"attachment wp-att-36563\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36563\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mweyne-hir-shabele-hambalyo-xaaf.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mweyne-hir-shabele-hambalyo-xaaf.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/mweyne-hir-shabele-hambalyo-xaaf-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee \u00a0Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf Oo Maanta Lagu doortay \u00a0Magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah \u00a0maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sheegay doorashada ka dhacday Magaalada Cadaado in ay tahay mid Taariikhi ah oo horumar u ah reer Galmudug,waxaana uu xusay in muhiim ay tahay in laga wada shaqeeyo sidii loo xoojin lahaa midnimada iyo helida Xasilooni siyaasadeed, waxaana uu u rajeeyay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf in ilaah u fududeeyo xilka culus ee loo doortay.<\/p>\n<p>&#8220;Doorashadda dhacday maanta ee lagu doortay Madaxweynaha, waxay caddeyn u tahay sida Soomaaliya u dhaqaaqday iyo horumarka la gaaray iyo sidoo kale sida shacabka Soomaaliyeed ugu bisil-yihiin ka qeyb-galka dowladnimada, Waxaan Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf u rajeynayaa in uu Alle la garab galo gudashada waajibka loo igmaday\u201d ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sidoo kale ugu hambalyeeyay baarlamanka Dowlad Goboleedka Galmudug, sida wanaagsan ee uu ugu guuleysteen qabashada doorashada madaxtinimada ee Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ugu baaqay guud ahaan maamulka Galmudug gaar ahaan Madaxweynaha la doortay in uu u guntado sidii loogu guuleysan lahaa wadahadalada \u00a0Ahlusuna Waljamaaca \u00a0si xal siyaasadeed looga gaaro maamulkani uu u noqdo mid guud ahaan Deegaanka Galmudug gaarsiiya adeegyada iyo maamulka dowliga ah.<\/p>\n<p>Ugu dambentii \u00a0Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda Hirshabeelle si buuxda ula shaqeyn doonta maamulka Galmudug horeyna wada shaqeyn ay u lahaayeen isaga oo ku booriyey dhammaan shacabka Hirshabelle iyo maamul gobolleedyadda dalka ka jira inay la shaqeeyaan Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee \u00a0Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf Oo Maanta Lagu doortay \u00a0Magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah \u00a0maamulka Galmudug. Madaxweynaha ayaa sheegay doorashada ka dhacday Magaalada Cadaado in ay tahay mid Taariikhi ah oo horumar u ah reer Galmudug,waxaana uu xusay in muhiim [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36563,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36562"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36565,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36562\/revisions\/36565"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}