{"id":36558,"date":"2017-05-03T23:02:47","date_gmt":"2017-05-03T20:02:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36558"},"modified":"2017-05-03T23:04:15","modified_gmt":"2017-05-03T20:04:15","slug":"mweyne-farmaajo-oo-booqasho-ku-tagey-dalka-deriska-ah-ee-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweyne-farmaajo-oo-booqasho-ku-tagey-dalka-deriska-ah-ee-ethiopia\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo Booqasho ku tagey Dalka Deriska ah ee Ethiopia."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweyne-farmaajo-oo-booqasho-ku-tagey-dalka-deriska-ah-ee-ethiopia\/farmaajo-safar-itobiya\/\" rel=\"attachment wp-att-36559\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36559\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-safar-itobiya.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-safar-itobiya.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-safar-itobiya-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta u duulay magaalladda Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Booqashadiisa waxaa ay tahay mid hal maalin ah, waxaana uu martiqaad rasmi ah uu ka helay Ra&#8217;iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn.<\/p>\n<p>Waa safarkii ugu horeeyay ee uu ugu ambabaxo dalka Itoobiya tan iyo markii loo doortay xilka Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa dalka dibadiisa u safray ku dhowaad 6 jeer tan iyo markii la doortay 8-dii bishii February.<\/p>\n<p><strong>Farmaajo Muxuu ka yiri safarada dalka dibadiisa uu ku aado:<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay safarada uu dalka uga ambabaxay tan iyo markii xilka loo doortay iyo hadal heynta bulshada ee safaradan la xiriira.<\/p>\n<p>\u2018\u2019Beryahan warka waa uu iska soc-socdaa, \u00a0oo waxaa la leeyahay ninkii Maxamed Cabdullaahi ahaa ee aan safarka jecleyn ee diyaaradaha rayidka raaci jiray wuxuu arkay diyaaradihii Paravit \u2013ka ahaa safarkiisana waa uu batay, waa run, \u2018\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa uu sheegay in shantii safar ee uu galay ay xambaarsanaayeen micno weyn.<\/p>\n<p>Sababta ugu weyn ee hadal heyta safarada madaxweynaha ayaa lagu sheegay, kalmadihii uu adeegsaday ololihiisii doorashada, isagoona ku dhaliilay madaxweynihii hore Xasan Sheekh Max\u2019uud tirada safarada uu dalka uga ambabaxay iyo adeegsiga diyaaradaha Paravit \u2013ka ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta u duulay magaalladda Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Madaxweynaha ayaa Booqashadiisa waxaa ay tahay mid hal maalin ah, waxaana uu martiqaad rasmi ah uu ka helay Ra&#8217;iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn. Waa safarkii ugu horeeyay ee uu ugu ambabaxo dalka Itoobiya tan iyo markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36559,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36558"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36561,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36558\/revisions\/36561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}