{"id":36550,"date":"2017-05-03T22:20:19","date_gmt":"2017-05-03T19:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36550"},"modified":"2017-05-03T22:22:03","modified_gmt":"2017-05-03T19:22:03","slug":"qarax-ka-dhacey-afqaanistaan-oo-khasaare-balaaran-geysteyyaa-ka-dabeeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/qarax-ka-dhacey-afqaanistaan-oo-khasaare-balaaran-geysteyyaa-ka-dabeeyey\/","title":{"rendered":"Qarax Ka Dhacey Afqaanistaan oo Khasaare balaaran Geystey\/yaa ka dabeeyey?."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/qarax-ka-dhacey-afqaanistaan-oo-khasaare-balaaran-geysteyyaa-ka-dabeeyey\/qarax-afqaanitan\/\" rel=\"attachment wp-att-36551\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36551\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-afqaanitan.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-afqaanitan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/qarax-afqaanitan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay magaalladda Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan, sida saraakiisha caafimaadka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Qaraxa waxaa \u00a0fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa.<\/p>\n<p>Wahid Mahrouh, oo ah afhayeenka Wasaaradda caafimaadka dalka Afgaanistan, ayaa sheegay in Afar qof ay dhinteen halka 36 kalana ay dhaawameen.<\/p>\n<p>Ciidamada Police-ka ayaa feejignaan buuxda ku jira hadda, waxaana magaalladda laga dareemayaa cabsi xooggan.<\/p>\n<p>Ma jirto illaa iyo hadda cid sheegatay mas&#8217;uuliyada weerarka.<\/p>\n<p>Halka Qaraxa uu ka dhacay ayaa ah Bar Kontorool oo ku taalla waddada Shash Darak oo ku dhow Xarunta Hay\u2019adda Qaranka ee Difaaca Ammaanka.<\/p>\n<p>Ma ahan Qaraxii ugu horeeyey ee lala eegto ciidamada dalkaasi waxaana falal nuucaan oo kale ah hore u sheegtey Ururka Daalibaan oo kasoo horjeeda siyaasada dawladda ka arrimisa dalka Afqaanistaan iyo Huwanta caawisa ee ciidamadoodu dalkaas ku suganyihiin.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay magaalladda Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan, sida saraakiisha caafimaadka ay sheegeen. Qaraxa waxaa \u00a0fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha Qarxa. Wahid Mahrouh, oo ah afhayeenka Wasaaradda caafimaadka dalka Afgaanistan, ayaa sheegay in Afar qof ay dhinteen halka 36 kalana ay dhaawameen. Ciidamada Police-ka ayaa feejignaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36550","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36550"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36553,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36550\/revisions\/36553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}