{"id":36546,"date":"2017-05-03T22:00:35","date_gmt":"2017-05-03T19:00:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36546"},"modified":"2017-05-03T22:01:19","modified_gmt":"2017-05-03T19:01:19","slug":"wasiir-ka-katirsanaa-xukuumadda-rw-khayre-oo-caawa-geeryoodey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wasiir-ka-katirsanaa-xukuumadda-rw-khayre-oo-caawa-geeryoodey\/","title":{"rendered":"Wasiir ka katirsanaa Xukuumadda RW KHayre oo Caawa Geeryoodey."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/wasiir-ka-katirsanaa-xukuumadda-rw-khayre-oo-caawa-geeryoodey\/siraaji-marxuum\/\" rel=\"attachment wp-att-36547\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36547\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/siraaji-marxuum.jpg\" alt=\"\" width=\"286\" height=\"176\" \/><\/a>Ex Wasiirki Hawlaha Guud ee Xukuumada rw Khayre oo lagu magacaabi jirey Cabbaas SH\/ C\/llaahi SIRAAJI ayaa caawa ku geeryoodey Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Marxuumka ayaan wali la faah faahin arinta Geerida wasiirkii hore ee Hawlaha Guud.<\/p>\n<p>Warar ayaa sheegaya in wasiirka ilaaladiisa iyo kuwa Hanti dhawrka guud Nuur Faarax ay kala shakiyeen sidaasna ay rasaas u dhacdey uuna ku geeryoodey Allaha u naxariistee ex xildhibaan isla markaana ahaa wasiirka Hawlaha guud Cabbaas SH C\/laahi Siraaji.<\/p>\n<p>Ma jirto wax faah faahin iyo cid loo qabtey Dilka wasiirkii hore Siraaji iyadoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in goobta uu shilku ka dhacey ay ahed agagaarka Madaxtooyada Villa Soomaaliya,wixii warar ah ee ku soo kordha arintanna waan idiin soo gudbin doonaa Insha allaah(Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuunn).<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ex Wasiirki Hawlaha Guud ee Xukuumada rw Khayre oo lagu magacaabi jirey Cabbaas SH\/ C\/llaahi SIRAAJI ayaa caawa ku geeryoodey Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee Marxuumka ayaan wali la faah faahin arinta Geerida wasiirkii hore ee Hawlaha Guud. Warar ayaa sheegaya in wasiirka ilaaladiisa iyo kuwa Hanti dhawrka guud Nuur Faarax ay kala shakiyeen sidaasna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36547,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36546","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36546","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36546"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36546\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36549,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36546\/revisions\/36549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36547"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36546"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36546"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36546"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}