{"id":36536,"date":"2017-05-03T20:05:15","date_gmt":"2017-05-03T17:05:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36536"},"modified":"2017-05-03T20:06:26","modified_gmt":"2017-05-03T17:06:26","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-maanta-la-dooranayo-kadib-is-casilaadii-ckariim-xuseen-guuleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/madaxweynaha-galmudug-oo-maanta-la-dooranayo-kadib-is-casilaadii-ckariim-xuseen-guuleed\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo Maanta la dooranayo kadib is casilaadii C\/kariim Xuseen Guuleed."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/barlamaanka-galmudug-oo-dhageysan-doona-khudbadaha-musharaxiinta-mweyne\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug\/\" rel=\"attachment wp-att-36404\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36404\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Maanta magaalladda Cadaado waxaa ka furmaya doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, xildhibaanno ka tirsan Labada Gole iyo siyaasiyiin ayaa Magaalladda Cadaado, dhawaan ku qul-qulayay, si ay marqaati uga noqdaan doorashada.<\/p>\n<p>Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa sheegay in illaa saddex musharax ay ku tartamayaan doorashada maanta, kuwaas oo kala ah.<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Axmed Ducaale Geele Xaaf<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Axmed Shariif Cali Hilowle<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0Prof C\/qaadir Shirwac<\/p>\n<p>Waxaa maanta aad loo adkeeyay Ammaanka Magaalladda Cadaado ee Xarun KMG-ka u ah Galmudug, sida wariyaal ku sugan magaalladda ay u sheegeen Hiiraan Online.<\/p>\n<p>Musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Galmudug ayaa 1-dii bishan khudbadahooda waxay kahor jeediyeen xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi.<\/p>\n<p>26-kii bishii February ee sanadkan, ayuu Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug C\/kariin Xuseen Guuleed uu sheegay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimadda Galmudug, \u00a0Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa sida uu sheegay.<\/p>\n<p><strong>Wada hadaladii Galmudug iyo Ahlu suna:-<\/strong><\/p>\n<p>April, 28, 2017 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war- murtiyeed ku saabsan wada-hadaladii u-socday maamulladda Galmudug iyo Ahlu-Sunna.<\/p>\n<p>Khilaafka labada dhinac ayaa soo jiitamayay mudo sanado ah, waxaana dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirtay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Guddiga Galmudug u matalayay wadahadalada ayaa ku dhawaaqay inuu bur-buray wada hadalladii ay la lahaayeen Ahlu Sunna ee ka socday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWada hadaladii waa ay istaageen, dhowr kulan ayaan galnay annaga iyo dowladda meel fiican ayaan isla gaarnay, balse Ahlu Sunna ayeey wax ka socon waayeen\u201dayuu yiri Wasiirka dastuurka iyo dib-u-heshiisiinta Cusmaan Maxamed Cali oo guddoomiye u ahaa gudiga Galmudug u qaabilsanaa wada hadallada.<\/p>\n<p>Sidoo kale 2-dii bishan May Madaxweynaha maamulka-gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha keenay fashilka wada hadaladii ay la lahaayeen maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay dhinacooda ay kulanka la tageen labo sharuuddood oo sida uu hadalka u dhigay u cuntami waayay dhinaca dowlad-gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p>&#8220;Annaga waxaan dalbanay labo sharuuddood oo kala ah, in marka hore leysku darro labada Baarlamaan iyo in marka leysku darro kadib, la tago xarunta maamulka-gobollada dhexe ee Dhuusa-mareeb, halkaana laga cadeeyo in heshiis buuxa la gaaray ayuu yiri \u2018\u2019 madaxweynaha maamulka gobollada dhexe.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso War-murtiyeedka.<\/strong><\/p>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/2017536362937008969582502017428636289369481206446COM.jpg\" alt=\"\" \/>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta magaalladda Cadaado waxaa ka furmaya doorashada madaxtinimada maamulka Galmudug. Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa, xildhibaanno ka tirsan Labada Gole iyo siyaasiyiin ayaa Magaalladda Cadaado, dhawaan ku qul-qulayay, si ay marqaati uga noqdaan doorashada. Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa sheegay in illaa saddex musharax ay ku tartamayaan doorashada maanta, kuwaas oo kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36536","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36537,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36536\/revisions\/36537"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}