{"id":36526,"date":"2017-05-03T04:40:42","date_gmt":"2017-05-03T01:40:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36526"},"modified":"2017-05-03T04:41:10","modified_gmt":"2017-05-03T01:41:10","slug":"kenyaan-ka-barbar-dagaalamaya-al-shabaab-oo-dawlada-kenya-sheegtey-in-ay-laayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/kenyaan-ka-barbar-dagaalamaya-al-shabaab-oo-dawlada-kenya-sheegtey-in-ay-laayeen\/","title":{"rendered":"Kenyaan ka barbar dagaalamaya Al-shabaab oo Dawlada Kenya sheegtey in ay laayeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/kenyaan-ka-barbar-dagaalamaya-al-shabaab-oo-dawlada-kenya-sheegtey-in-ay-laayeen\/alshabaab-kenyaan\/\" rel=\"attachment wp-att-36527\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36527\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/alshabaab-kenyaan.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/alshabaab-kenyaan.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/alshabaab-kenyaan-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in la dilay dagaalyahano u dhashay dalkeeda oo ku biiray ururka Al Shabaab, kaddib markii Al-Shabaab ay ka shakiyeen dagaalyahanadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kenya waxaa ay sheegtay dagaalyahanadaasi ka tirsanaa Al-shabaab in ay isla xoogag ka tirsan ururka, kadib markii looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin dowladda Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Agaasimaha hawlgalka Linda Boni, James Ole Seriani ayaa hadalkaasi ka sheegay shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtay magaaladda Laamu, wuxuuna tilmaamay in dagaalamayaasha Kenyaanka ah looga shakiyay in ay basaasiin u yihiin dowladda Kenya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu ku dooday in ay jiraan tiro badan oo Kenyaan ah oo laga qoray qaybo ka mid ah dalka, oo ay ku jirto Laamu kuwaa ku biireen Al-shabaab, laakiin ugu danbeyntii la dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan haynaa warbixino sheegaya in ugu yaraan 6 dhallinyaro Kenyan ku biiray Al-Shabaab lagu dilay gudaha Soomaaliya muddadii u dhaxeysay bilihii March iyo April oo kaliya.\u201d ayuu yiri agaasimaha howlgalka Linda Boni.<\/p>\n<p align=\"justify\">Al Shabaab ayaa dhawr horer toogasho ku dilay rag ajaanib ah oo u dhashay dalalka Kenya iyo Tanzania, kuwaa oo uga shakiyeen in ay u basaasaan dowladaha reer galbeedka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma\u2019aha markii ugu horeysay oo Al-shabaab sidan oo kale loogu eedeeyo in ay khaarajiyaan dagaalamayaasha ajaanibta ah ee ka tirsan ururka, iyaga oo uga shakiya in macluumaadka ama sirta kooxda u gudbiyaan meelo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay in la dilay dagaalyahano u dhashay dalkeeda oo ku biiray ururka Al Shabaab, kaddib markii Al-Shabaab ay ka shakiyeen dagaalyahanadan. Kenya waxaa ay sheegtay dagaalyahanadaasi ka tirsanaa Al-shabaab in ay isla xoogag ka tirsan ururka, kadib markii looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin dowladda Kenya. Agaasimaha hawlgalka Linda Boni, James [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36527,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36526","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36526","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36526"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36526\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36529,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36526\/revisions\/36529"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36527"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36526"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36526"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36526"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}