{"id":36518,"date":"2017-05-02T23:01:48","date_gmt":"2017-05-02T20:01:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36518"},"modified":"2017-05-02T23:04:12","modified_gmt":"2017-05-02T20:04:12","slug":"mweynaha-maamulka-gdhexe-oo-ka-war-bixiyey-fashilka-wada-hadaladii-u-dhaxeeyey-iyaga-iyo-gmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweynaha-maamulka-gdhexe-oo-ka-war-bixiyey-fashilka-wada-hadaladii-u-dhaxeeyey-iyaga-iyo-gmudug\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Maamulka G\/dhexe oo ka war bixiyey Fashilka wada hadaladii u dhaxeeyey iyaga iyo G\/mudug."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweynaha-maamulka-gdhexe-oo-ka-war-bixiyey-fashilka-wada-hadaladii-u-dhaxeeyey-iyaga-iyo-gmudug\/sh-maxed-shaakir-ahlu-suna\/\" rel=\"attachment wp-att-36520\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36520\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sh-maxed-shaakir-ahlu-suna.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sh-maxed-shaakir-ahlu-suna.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/sh-maxed-shaakir-ahlu-suna-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababaha fashilka wada hadaladii ay la lahaayeen maamulka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay dhinacooda ay kulanka la tageen labo sharuuddood oo sida uu hadalka u dhigay u cuntami waayay dhinaca dowlad gobolleedka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Annaga waxaan dalbanay labo sharuuddood oo kala ah marka hore in leysku daro labada baarlamaan iyo in marka leysku daro kadib la tago xarunta maamulka gobollada dhexe ee Dhuusa-mareeb, halkaana laga cadeeyo in heshiis buuxa la gaaray ayuu yiri \u2018\u2019 madaxweynaha maamulka gobollada dhexe.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee waxaa uu sheegay in ay soo baxday baqdin ay ka muujiyeen dhinaca Galmudug qodobka ah\u00a0 in leysku daro labada baarlamaan oo haddii ay taa dhacdo is badal ka ku keeni karta awood qeybsiga hogaanka sare ee maamulka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Xubnihii ku matalayay wada hadalada dhinaca Galmudug ayaa si toos ah u sheegay in aysan aqbali karin in labada baarlamaan leysku daro, waxa loo diidayna waxa weeye waxaa laga baqay in aan aniga ku soo baxo kursiga madaxweynaha maamulka Galmudug ayuu yiri \u2018\u2019 Sheekh Max&#8217;ed Shaakir.<\/p>\n<p align=\"justify\">Inkastoo madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca uu sheegay in ay fashilmeen wada hadalladii ay la lahaayeen Galmudug, haddana dhinaca kale war-saxaafadeed ka so baxay dowladda federaalka ayaa lagu sheegay wada hadalada is afgarad laga gaaray laguna balamay in ay sii socdaan kaddib doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug ee loo balansan yahay maalinta beri ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka gobollada dhexe ee Ahlu Sunna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan ayaa markii ugu horeysay faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababaha fashilka wada hadaladii ay la lahaayeen maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay dhinacooda ay kulanka la tageen labo sharuuddood oo sida uu hadalka u dhigay u cuntami waayay dhinaca dowlad gobolleedka Galmudug. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36520,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36518"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36521,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36518\/revisions\/36521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}