{"id":36510,"date":"2017-05-02T22:21:01","date_gmt":"2017-05-02T19:21:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36510"},"modified":"2017-05-02T22:25:11","modified_gmt":"2017-05-02T19:25:11","slug":"al-shabaab-iyo-ciidamo-ka-tirsan-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ku-dagaalamey-deegaano-hoos-taga-gshhoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/al-shabaab-iyo-ciidamo-ka-tirsan-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ku-dagaalamey-deegaano-hoos-taga-gshhoose\/","title":{"rendered":"AL-shabaab iyo Ciidamo ka tirsan Dawladda Federalka Soomaaliya oo ku dagaalamey Deegaano hoos taga G\/SH\/hoose."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/al-shabaab-iyo-ciidamo-ka-tirsan-dawladda-federalka-soomaaliya-oo-ku-dagaalamey-deegaano-hoos-taga-gshhoose\/alshabaab-dagaal-sh-hoose\/\" rel=\"attachment wp-att-36512\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/alshabaab-dagaal-sh-hoose.jpg\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"275\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/alshabaab-dagaal-sh-hoose.jpg 580w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/alshabaab-dagaal-sh-hoose-300x142.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/alshabaab-dagaal-sh-hoose-340x160.jpg 340w\" sizes=\"auto, (max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/a>Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal saacado badan qaatay uu ku dhaxmaray deegaanno hoostaga gobolka ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa xarrakada Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii Al-shabaab ay weerartay saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen meel u dhow deegaanka Number 50.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaare ka dhashay dagaalka, waxaana Al-Shabaab lagu eedeeyay inay gubeen deegaano guryo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdullaahi Waafoow oo ah guddoomiyaha deegaanka Number 50 ayaa sheegay in dagaalka ay uga dileen alshabaab tiro dagaalyahano ah, ayna gacanta ku hayaan meydadka labo dagaalyahan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa intaa ku darray in Al-shabaab ay gubeen deegaano markii hore laga barakacay, sidoo kalana ay laayeen xoolo dad rayid lahaayeen, waa sida uu hadalka u dhigay guddoomiyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ayaa saakay degan, waxaana Al-Shabaab la sheegay in ay dib ugu laabteen goobihii ay markii hore soo weerareen.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal saacado badan qaatay uu ku dhaxmaray deegaanno hoostaga gobolka ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa xarrakada Al-shabaab. Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii Al-shabaab ay weerartay saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen meel u dhow deegaanka Number 50. Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaare ka dhashay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36512,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36510","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36510","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36510"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36510\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36513,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36510\/revisions\/36513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36510"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36510"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36510"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}