{"id":36501,"date":"2017-05-01T23:42:47","date_gmt":"2017-05-01T20:42:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36501"},"modified":"2017-05-01T23:43:23","modified_gmt":"2017-05-01T20:43:23","slug":"mweyne-farmaajo-oo-ka-warbixiyey-safarro-uu-ku-tegey-dalka-debaddiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweyne-farmaajo-oo-ka-warbixiyey-safarro-uu-ku-tegey-dalka-debaddiisa\/","title":{"rendered":"M\/weyne Farmaajo oo ka warbixiyey Safarro uu ku tegey Dalka Debaddiisa."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/mweyne-farmaajo-oo-ka-warbixiyey-safarro-uu-ku-tegey-dalka-debaddiisa\/farmaajo-safar-warbixin\/\" rel=\"attachment wp-att-36502\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36502\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-safar-warbixin.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-safar-warbixin.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/farmaajo-safar-warbixin-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay safarada uu dalka uga anbaxay tan iyo markii xilka loo doortay iyo hadal heynta bulshada ee safaradan la xiriira.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Baryahan warka waa uu iska soc-socdaa oo waxaa la leeyahay ninkii Maxamed Cabdullaahi ahaa ee aan safarka jeceleyn ee diyaaradaha rayidka raaci jiray wuxuu arkay diyaaradihii Paravit \u2013ka ahaa safarkiisa waa uu batay, waa run, \u2018\u2019 ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in shantii safar ee uu galay micno gaar ah xambaarsanaayeen, gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay isbadalkii dhacay doorashadii bishii <em>February\u00a0<\/em>ee sanadkan 2017da oo sida uu hadalka u dhigay\u00a0soo jiidatay indhaha beesha caalamka.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Doorashadaasi waxaa ay aheyd mid taariikhi ah oo soo jiidatay dunida oo idil, in saddex madaxweynaha si Dimuquraadi ah xilka isugu wareejiyaan oo gacmaha is qasadaan, gaar ahaan caalamka carabta oo leh Soomaaliya aan ku dayano, dhamaan safarada aan galleyna safaro ley casuumay ayeey ahaayeen oo diyaaradahooda la ii soo diray\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha ayaa tan iyo markii la doortay gallay ilaa shan safar kuwaa oo uu ku kala bixiyay dalalka Sacuudiga, Jordan, Imaaraadka, Kenya iyo Turkiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sababta ugu weyn ee hadal heyta safarada madaxweynaha ayaa lagu sheegay kalmadihii uu adeegsaday olalihiisii doorashada isaga oo ku dhaliilay madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max\u2019uud tirada safarada uu dalka uga anbabaxay iyo adeegsiga diyaaradaha Paravit \u2013ka ah isagaase ka darey oo hadii bishan may uu safar galo dhibco ayuu dhaafayaa m\/weynihii hore Xasan shekh Maxamuud.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay safarada uu dalka uga anbaxay tan iyo markii xilka loo doortay iyo hadal heynta bulshada ee safaradan la xiriira. \u2018\u2019Baryahan warka waa uu iska soc-socdaa oo waxaa la leeyahay ninkii Maxamed Cabdullaahi ahaa ee aan safarka jeceleyn ee diyaaradaha rayidka raaci jiray wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36501"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36504,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36501\/revisions\/36504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}