{"id":36484,"date":"2017-05-01T21:49:00","date_gmt":"2017-05-01T18:49:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36484"},"modified":"2017-05-01T21:50:42","modified_gmt":"2017-05-01T18:50:42","slug":"shil-gaari-ka-dhacey-magaalada-garoowe-oo-ay-ku-geeryoodeen-afar-ruux-halka-todobo-kalena-ku-dhaawacmeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shil-gaari-ka-dhacey-magaalada-garoowe-oo-ay-ku-geeryoodeen-afar-ruux-halka-todobo-kalena-ku-dhaawacmeen\/","title":{"rendered":"SHil Gaari ka Dhacey Magaalada Garoowe oo ay ku Geeryoodeen Afar Ruux halka Todobo kalena ku dhaawacmeen."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shil-gaari-ka-dhacey-magaalada-garoowe-oo-ay-ku-geeryoodeen-afar-ruux-halka-todobo-kalena-ku-dhaawacmeen\/shil-gaari-garoowe\/\" rel=\"attachment wp-att-36485\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36485\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shil-gaari-garoowe.jpg\" alt=\"\" width=\"655\" height=\"376\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shil-gaari-garoowe.jpg 655w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/shil-gaari-garoowe-300x172.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 655px) 100vw, 655px\" \/><\/a>\u00a0Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku geeryootay shil gaari oo ka dhacay magaalladda Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta ayaa sheegay in 7 ruux ay ku dhaawacmeen shilka, kuwaas oo hadda lagu daweynayo magaalladda Garoowe.<\/p>\n<p>Dadka dhaawacmay ayaa la sheegayaa in qaarkood xaaladdooda ay aad u liidato.<\/p>\n<p>Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaari Booyad ah oo xowli ku socotay iyo sidoo kale gaari kuwa yar-yar ah, sida goob-joogayaal ay sheegeen.<\/p>\n<p>Maamulka Puntland wali kama aysan hadlin, shilka gaari ee ka dhacay Garowe.<\/p>\n<p>Shilalka gaari ee ka dhaca deegaannada Puntland, ayaa inta badan waxaa ka dhasha khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.<\/p>\n<p>Bishii June ee sanadkii hore, ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay degmadda Dhahar.<\/p>\n<p>Sidoo kale bishii October ee sanadkii 2016, ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay duleedka magaalladda Qardho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-45\/\" rel=\"attachment wp-att-36467\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36467\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku geeryootay shil gaari oo ka dhacay magaalladda Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Mas\u2019uuliyiinta ayaa sheegay in 7 ruux ay ku dhaawacmeen shilka, kuwaas oo hadda lagu daweynayo magaalladda Garoowe. Dadka dhaawacmay ayaa la sheegayaa in qaarkood xaaladdooda ay aad u liidato. Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36484","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36484"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36487,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36484\/revisions\/36487"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}