{"id":36479,"date":"2017-05-01T20:31:41","date_gmt":"2017-05-01T17:31:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36479"},"modified":"2017-05-01T20:58:07","modified_gmt":"2017-05-01T17:58:07","slug":"magaalada-muqdisho-oo-uu-soo-gaarey-wasiirka-arrimaha-debedda-dalka-jarmalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/magaalada-muqdisho-oo-uu-soo-gaarey-wasiirka-arrimaha-debedda-dalka-jarmalka\/","title":{"rendered":"Magaalada Muqdisho oo uu soo gaarey Wasiirka Arrimaha Debedda Dalka Jarmalka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/magaalada-muqdisho-oo-uu-soo-gaarey-wasiirka-arrimaha-debedda-dalka-jarmalka\/wasiirka-arr-debeda-jarmalka\/\" rel=\"attachment wp-att-36481\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36481\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasiirka-arr-debeda-jarmalka.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"376\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasiirka-arr-debeda-jarmalka.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/wasiirka-arr-debeda-jarmalka-300x171.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka\u00a0Sigmar Gabriel ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo uu ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Booqashada wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka oo aheyd mid aan horay loo sii shaacin ayaa waxaa la filayaa inuu la kulmo Madaxda dowladda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wararka ayaa intaa ku daraya in ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu haatan kulan la leeyahay wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxaa lagu wadaa inuu la kulmo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda Jarmalka ayaa ka mid ah dowladaha midowga yurub ee ugu awooda badan, kuwaasoo taageera\u00a0howl galka nabad ilaalinta AMISOM, oo dhaqaale fara badna ku bixiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka\u00a0Sigmar Gabriel ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyadoo uu ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya. Booqashada wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka oo aheyd mid aan horay loo sii shaacin ayaa waxaa la filayaa inuu la kulmo Madaxda dowladda. Wararka ayaa intaa ku daraya in ra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36481,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36479","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36479"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36483,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36479\/revisions\/36483"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36481"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}