{"id":36475,"date":"2017-05-01T20:19:31","date_gmt":"2017-05-01T17:19:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36475"},"modified":"2017-05-01T20:19:57","modified_gmt":"2017-05-01T17:19:57","slug":"1da-may-maalinta-loo-asteeyey-shaqaalaha-adduunka-oo-caalamka-laga-xusayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/1da-may-maalinta-loo-asteeyey-shaqaalaha-adduunka-oo-caalamka-laga-xusayo\/","title":{"rendered":"1&#8217;da May Maalinta loo Asteeyey Shaqaalaha Adduunka oo Caalamka laga Xusayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/1da-may-maalinta-loo-asteeyey-shaqaalaha-adduunka-oo-caalamka-laga-xusayo\/labor-day\/\" rel=\"attachment wp-att-36476\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36476\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/labor-day.jpg\" alt=\"\" width=\"641\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/labor-day.jpg 641w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/labor-day-300x154.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 641px) 100vw, 641px\" \/><\/a>Maanta waxaa caalamka badankiis looga dabaaldagayaa maalinta Shaqaalaha iyadoo dalka Soomaaliya uu ka mid yahay 80 dal oo shaqaalaha howlahooda ay ka nasanayaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhamaanba shaqaalaha Soomaaliyeed , iyaga oo balanqaaday in dowladda si joogta ah u bixin doonto mishaarka shaqaalaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in shaqaalaha Soomaaliyeed lafdhabar u yihiin hormarka dalka, isagoo shaqaalaha ku booriyay in ay sii labo jibaaraan adeegyada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taariikhda maalinta xoogsatada adduunka, waxay ka billaabaneysaa halgankii xoogsatada ee waddamada yurub iyo Mareykanka 1886, ka dib markii ay u adkeysan waayeen dulmiga ay ku hayeen warshadleyda naxriista darneyd,iyagoo xoogsatada ku shaqeysanayay saacado dheer, daryeel la\u2019aan dhinaca nolosha iyio caafimaadka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday maalinta awgeed dhamaanba shaqaalaha rayidka ah iyo kuwa dowladda oo u dabaaldagaya munaasabada 01May.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta waxaa caalamka badankiis looga dabaaldagayaa maalinta Shaqaalaha iyadoo dalka Soomaaliya uu ka mid yahay 80 dal oo shaqaalaha howlahooda ay ka nasanayaan. Mas\u2019uuliyiinta ugu sareysa dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray dhamaanba shaqaalaha Soomaaliyeed , iyaga oo balanqaaday in dowladda si joogta ah u bixin doonto mishaarka shaqaalaha Soomaaliyeed. Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36476,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36475"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36478,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36475\/revisions\/36478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36476"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}