{"id":3647,"date":"2011-10-17T12:02:34","date_gmt":"2011-10-17T12:02:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3647"},"modified":"2011-10-17T12:02:34","modified_gmt":"2011-10-17T12:02:34","slug":"masuuliyiin-ka-tirsan-jabhada-raas-kambooni-oo-cadeeyey-in-ay-ka-garab-dagaalamayaan-ciidamo-kenyaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/masuuliyiin-ka-tirsan-jabhada-raas-kambooni-oo-cadeeyey-in-ay-ka-garab-dagaalamayaan-ciidamo-kenyaan-ah\/","title":{"rendered":"Masuuliyiin Ka Tirsan Jabhada Raas-kambooni Oo Cadeeyey In Ay Ka Garab Dagaalamayaan Ciidamo Kenyaan Ah"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/kamboni1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3654\" title=\"kamboni\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/kamboni1.jpg\" alt=\"\" width=\"343\" height=\"245\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Sheekh Maxamuud Khaalid oo ah Taliyahaha guud ee ciidamada Ururka Raas Kaambooni ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ciidamada Kenya ee la sheegay inay ka garab dagaalamayaan ciidamada dowlada iyo kuwa Jabhadda Raas Kaambooni oo iyagu beryihii u danbeeyey howlgalo ay si wada jir ah uga fuliyeen gobollada Jubbooyinka<\/p>\n<p>\u00a0Abaanduulaha guud ee ciidamada Raas Kambooni ayaa maanta mar uu la hadlayey Warbaahinta gudaha dalka ka howl gala qaarkood xaqiijiyey in ay jiraan ciidamo badan oo Kenyan ah oo dhowaan soo gaarey kuwaas oo ka caawin doono sidii xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab looga\u00a0 saarilahaa guud ahaan gobolladda Jubbooyinka iyo gobolada Xaduuda Ay Wadaagaan Soomaaliya Iyo Kenya<\/p>\n<p>Xaqiijinta Saraakiisha Raaskambooni Ay Xaiijiyeen in Ciidamo Kenyaan Ah Ay Ka Garab Dagaalamaayan ayaa kusoo Aadeysa xilli goor hore afhayeenka dowlada Kenya uu qirey in boqolaal ciidamada dalka Kenya ah ay u tallaabeen dhinaca dalka Soomaaliya ,<\/p>\n<p>Waxaa Uu Kaloo Sheegay In Ay Ku Raad joogaan Kooxihii Afduubka U Geesatay Labadii Habeen Ee Laga Afduubtay Xerada Dhadhaab Ee Dalka Kenya<\/p>\n<p>Tani ayaa ah \u00a0markii ugu horeysey oo Saraakiisha Raas Kambooni \u00a0ay cadeeyeen in ciidamo Kenyan ah ay ka garab dagaalamayaan<\/p>\n<p><strong>\u00a0Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) \u00a0Sheekh Maxamuud Khaalid oo ah Taliyahaha guud ee ciidamada Ururka Raas Kaambooni ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ciidamada Kenya ee la sheegay inay ka garab dagaalamayaan ciidamada dowlada iyo kuwa Jabhadda Raas Kaambooni oo iyagu beryihii u danbeeyey howlgalo ay si wada jir ah uga fuliyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3647","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3647"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3657,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3647\/revisions\/3657"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}