{"id":36466,"date":"2017-05-01T20:01:10","date_gmt":"2017-05-01T17:01:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36466"},"modified":"2017-05-01T20:04:03","modified_gmt":"2017-05-01T17:04:03","slug":"ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amniga Soomaaliya oo Balanqaad ka heley Xukuumadda Federalka"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/balanqaad-dawlada-fds\/\" rel=\"attachment wp-att-36472\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36472\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/balanqaad-dawlada-fds.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/balanqaad-dawlada-fds.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/balanqaad-dawlada-fds-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in ciidamada nabad-galyada heli doonaan sida uu hadalka u dhigay daryeel joogta ah iyo wixii kale oo xaquuq ah oo u baahan yihiin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka ayuu ka sheegay ra\u2019iisal wasaaraha kadib booqasho uu ugu tagay ciidamo ka tirsan hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka, kuwaa oo loo talagalay sugida amniga caasimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Qofka wax uu bixiyo waxaa ugu qaalisan naftiisa, naftiina ayaad u hureysaan sidii magaaladan ay amaan u noqon laheyd, sidaa daraadeed dowladda waxaa ay idin balanqaadeysaa in aad joogto u heli doontaan daryeelka aad u baahan tihiin \u2018\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu intaa ku darray in taa badalkeeda looga baahan yahay ciidamada in ay waajib iska saaraan sugida amniga bulshada ku dhaqan caasimada, madaama ciidamada nabad-sugida Qaranka yihiin dhafbarka sida uu hadalka u dhigay sugida amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/May\/201751636291999480563669unnamed-4-3-640x427.jpg\" alt=\"\" width=\"663\" height=\"427\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Maanta waqti bulshadu idiinka baahi badan tahay ma jirto, waa in aad xil iska saartaan in caasimadan noqonto meel amni ah oo dadku si nabad-galyo ah ugu naaloon karaan\u2019\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo ra\u2019iisal wasaare Kheyre uu si toos ah ula hadlo ciidamada loogu talagalay sugida amniga magaalada Muqdisho.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/becco-54\/\" rel=\"attachment wp-att-36468\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36468\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/tabaarak-48\/\" rel=\"attachment wp-att-36469\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36469\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/salaam-bank-57\/\" rel=\"attachment wp-att-36470\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36470\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/salaam-bank.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/ciidamada-amniga-soomaaliya-oo-balanqaad-ka-heley-xukuumadda-federalka\/hormuud-logo-46\/\" rel=\"attachment wp-att-36471\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36471\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/hormuud-logo-1.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in ciidamada nabad-galyada heli doonaan sida uu hadalka u dhigay daryeel joogta ah iyo wixii kale oo xaquuq ah oo u baahan yihiin. Hadalka ayuu ka sheegay ra\u2019iisal wasaaraha kadib booqasho uu ugu tagay ciidamo ka tirsan hay\u2019adda nabad-sugida iyo sirdoonka Qaranka, kuwaa oo loo talagalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36472,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36466"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36474,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36466\/revisions\/36474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36472"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}