{"id":36461,"date":"2017-05-01T01:03:00","date_gmt":"2017-04-30T22:03:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36461"},"modified":"2017-05-01T01:03:53","modified_gmt":"2017-04-30T22:03:53","slug":"xarrakada-al-shabaab-oo-weerar-culus-ku-qaaday-degmada-waajid-ee-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xarrakada-al-shabaab-oo-weerar-culus-ku-qaaday-degmada-waajid-ee-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Xarrakada Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday degmada Waajid ee gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/xarrakada-al-shabaab-oo-weerar-culus-ku-qaaday-degmada-waajid-ee-gobolka-bakool\/al-shaa\/\" rel=\"attachment wp-att-36462\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36462\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/al-shaa.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"388\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/al-shaa.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/05\/al-shaa-300x188.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab xalay xalay weerar ku culus ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku lahaayeen degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida ay warbaahinta u sheegeen dad ku sugan degmada Waajid xoogagga Al-shabaab ayaa soo qaaday weerar culus taasoo u suurtagalisay in ay gudaha u gallaan qeybo ka mid ah degmada, gaar ahaan saldhigyadii ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka Koonfur galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee dhinaca kale saraakiisha maamulka Koonfur galbeed ayaa beeniyay in qeybo ka mid ah degmada la wareegeen Al-shabaab, iyaga oo taa badalkeeda sheegay in ay iska caabiyeen weerar culus oo ay soo qaadeen xoogagga Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka degmada ayaa sheegay in weerarkan uu noqonayo kii ugu xooganaa ee sanadkan ka dhaca degmada Waajid, inkastoo ilaa iyo hadda aan la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee soo kala gaaray dhinacyada dagaallamay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xaalada degmada ayaa ah mid degan, waxaana soconaya howlgal ballaaran oo ay wadaan ciidamada maamulka Koonfur galbeed iyo Itoobiya ee halkaa ku sugan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab xalay xalay weerar ku culus ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku lahaayeen degmada. Sida ay warbaahinta u sheegeen dad ku sugan degmada Waajid xoogagga Al-shabaab ayaa soo qaaday weerar culus taasoo u suurtagalisay in ay gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36461"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36464,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36461\/revisions\/36464"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}