{"id":36449,"date":"2017-05-01T00:03:36","date_gmt":"2017-04-30T21:03:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36449"},"modified":"2017-05-01T00:06:48","modified_gmt":"2017-04-30T21:06:48","slug":"shirka-wasiiradda-beeraha-jaamacadda-carabta-oo-maanta-ka-furmaya-dalka-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirka-wasiiradda-beeraha-jaamacadda-carabta-oo-maanta-ka-furmaya-dalka-sudan\/","title":{"rendered":"Shirka Wasiiradda Beeraha Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya dalka Sudan"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/05\/shirka-wasiiradda-beeraha-jaamacadda-carabta-oo-maanta-ka-furmaya-dalka-sudan\/shir-jamaiyo-wasaaraha\/\" rel=\"attachment wp-att-36450\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36450\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shir-jamaiyo-wasaaraha.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shir-jamaiyo-wasaaraha.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/shir-jamaiyo-wasaaraha-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Magaalladda Khartoum ee dalka Sudan, waxaa \u00a0maanta ka furmaya Shirka Wasiiradda Beeraha Jaamacadda Carabta.<\/p>\n<p>Shirkan ayaa waxaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya uga qeyb-galaya Md: Saciid Xuseen Ciid, oo ah Wasiirka wasaaradda Beeraha.<\/p>\n<p>Wafdiga ka socda Wasaaradda Beeraha ee Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ee Khartoum ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan iyo Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, Maxamed Cabdullahi Ugaas.<\/p>\n<p>Shirka maanta furmaya ayaa la filayaa in lagu doorto Guddoomiyaha Guddiga Beeraha ee Jaamacadda Carabta.<\/p>\n<p>Md: Saciid Xuseen Ciid, ayaa lagu wadaa in uu kulanka kaga hadlo dhiiragelinta wax soosaarka beeraha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa leh dhul beereed aad u ballaaran, haddana waxaa la sheegayaa in aad uu u yaryahay dalaga kasoo go&#8217; beeraha dalka.<\/p>\n<p>Haddaba sidee lagu hormarin karaa wax soo saarka beeraha, maxayse yihiin caqabadaha haysta beeraleyda iyo kalluumeysatay dalka Soomaaliya, waa Su&#8217;aallah u baahan in jawaabahooda la helo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-44\/\" rel=\"attachment wp-att-36257\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalladda Khartoum ee dalka Sudan, waxaa \u00a0maanta ka furmaya Shirka Wasiiradda Beeraha Jaamacadda Carabta. Shirkan ayaa waxaa dowladda Federaalka ee Soomaaliya uga qeyb-galaya Md: Saciid Xuseen Ciid, oo ah Wasiirka wasaaradda Beeraha. Wafdiga ka socda Wasaaradda Beeraha ee Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ee Khartoum ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan iyo Danjiraha Safaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36450,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36449","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36449"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36452,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36449\/revisions\/36452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}