{"id":3643,"date":"2011-10-17T11:58:01","date_gmt":"2011-10-17T11:58:01","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3643"},"modified":"2011-10-17T11:58:01","modified_gmt":"2011-10-17T11:58:01","slug":"dowlada-tfg-da-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-ku-wajahantahay-dhawaana-ay-gacanta-ku-dhigayaan-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/dowlada-tfg-da-soomaaliya-oo-sheegtay-in-ay-ku-wajahantahay-dhawaana-ay-gacanta-ku-dhigayaan-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Dowlada TFG-da Soomaaliya Oo Sheegtay In Ay Ku Wajahantahay Dhawaana Ay Gacanta Ku Dhigayaan Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/ciidamada-dowladda1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3649\" title=\"ciidamada-dowladda\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/ciidamada-dowladda1-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"311\" height=\"235\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><strong><\/strong><\/p>\n<p>Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Raaskambooni oo iskaashanaya ayaa la sheegayaa \u00a0xalay inay gacanta ku dhigeen degmada Afmadow kadib markii ay Xarakada mujaahidiinta \u00a0Al-shabaab isaga baxeen xiligana ay ku sii jeedaan dhinaca magaalada dekedda ah ee Kismaayo iyadoona wax dagaal ah ka dhicin Degmadaasi.<\/p>\n<p>Mid kamid ah Horjoogayaasha \u00a0hormuudka u ah ciidamada Dowlada TFG-da Soomaaliya ee ku sugan Afmadow oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay kusii wajahan yihiin dhinaca magalaada Kismaayo halkaas oo ay Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab aad ugu xoogan yihiin<\/p>\n<p>Wararkaani ka soo kala baxaya Horjoogayaasha ciidamada dowlada KMG ah iyo kuwa Jabhadda Raaskaambooni ee ah in dhinaca magaalada Kismaayo ay u ruuqaansan doonaan ayaa imaanaya xilli saacado kahor ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose kadib markii ay halkaas iyada oo aan wax dagaal ahi ka dhicin ay baneeyeen xoogag xarakada mujaahidiinta Al-shabaab<\/p>\n<p><strong>\u00a0Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com) Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Raaskambooni oo iskaashanaya ayaa la sheegayaa \u00a0xalay inay gacanta ku dhigeen degmada Afmadow kadib markii ay Xarakada mujaahidiinta \u00a0Al-shabaab isaga baxeen xiligana ay ku sii jeedaan dhinaca magaalada dekedda ah ee Kismaayo iyadoona wax dagaal ah ka dhicin Degmadaasi. Mid kamid ah Horjoogayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3643","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3643"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3653,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3643\/revisions\/3653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}