{"id":36427,"date":"2017-04-30T21:36:52","date_gmt":"2017-04-30T18:36:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36427"},"modified":"2017-04-30T21:38:49","modified_gmt":"2017-04-30T18:38:49","slug":"laba-qof-oo-shacab-ah-oo-lagu-dilay-magaalladda-marka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/laba-qof-oo-shacab-ah-oo-lagu-dilay-magaalladda-marka\/","title":{"rendered":"Laba qof oo shacab ah oo lagu dilay Magaalladda Marka"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/laba-qof-oo-shacab-ah-oo-lagu-dilay-magaalladda-marka\/mara2\/\" rel=\"attachment wp-att-36428\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36428\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mara2.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"414\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mara2.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mara2-300x188.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Koox hubeysan ayaa laba ruux oo shacab ah ku dilay Magaalladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Labada ruux ee xalay lagu dilay Magaalladda Marka, ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen Ganacsatadda yar-yar ee ka shaqeysta Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa dhinaca kale sheegay in dilka labada qof uu ka dhacay meel u dhow hoyga ay ka deganyihiin magaalladda, waxaana goobta ka baxsaday kooxihii weerarka fuliyay ka hor inta Booliiska aysan soo gaarin xaafadda uu dilka ka dhacay.<\/p>\n<p>Ma jirto ilaa iyo hadda cid sheegatay mas\u2019uuliyada dilka labada ruux.<\/p>\n<p>Maamulka Magaalladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, oo aan la xiriiray iima aysan suuragelin in aan xaaladda ka wareystay.<\/p>\n<p>Magaalladda Marka waayadii dambe waxaa ay ka reysatay dagaal beelleedyada iyo dilalka qorsheysan, sida mid ka mid ah dadka degaanka uu u sheegey warsom<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox hubeysan ayaa laba ruux oo shacab ah ku dilay Magaalladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Labada ruux ee xalay lagu dilay Magaalladda Marka, ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen Ganacsatadda yar-yar ee ka shaqeysta Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa dhinaca kale sheegay in dilka labada qof uu ka dhacay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36428,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36427","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36427","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36427"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36427\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36430,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36427\/revisions\/36430"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36427"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36427"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36427"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}