{"id":36407,"date":"2017-04-29T20:16:55","date_gmt":"2017-04-29T17:16:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36407"},"modified":"2017-04-29T20:19:04","modified_gmt":"2017-04-29T17:19:04","slug":"dagaal-dhex-marey-beello-walaallo-ah-oo-ka-dhacey-deegaano-hoos-taga-gshdhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dagaal-dhex-marey-beello-walaallo-ah-oo-ka-dhacey-deegaano-hoos-taga-gshdhexe\/","title":{"rendered":"Dagaal Dhex Marey Beello walaallo ah oo ka dhacey Deegaano hoos taga G\/Sh\/dhexe."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dagaal-dhex-marey-beello-walaallo-ah-oo-ka-dhacey-deegaano-hoos-taga-gshdhexe\/sh-dhexe1\/\" rel=\"attachment wp-att-36408\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36408\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/sh-dhexe1.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/sh-dhexe1.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/sh-dhexe1-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Dagaal u dhexeeya maleeshiyaad xoola dhaqata ah ayaa maanta ka dhacay degaanka Jameeca Misra oo hoos taga gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa dhintay halka tiro intaasi ka badana ay dhaawacmeen, sida dadka deegaanka ay sheegeen.<\/p>\n<p>Dadka dhaawacmay ayaa lasoo wariyay in ay ku jiraan dad rayid ah oo aan dagaalka ku jirin.<\/p>\n<p>Lama oga sababta ka dambeysay dagaalka, balse waxaa loo maleynayaa in ay jirtay xurguf hore.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in ay ku bexeen halka dagaalka uu ka dhacay, si ay u kala maxlaxeeyaan maleeshiyaadka walaalaha ah ee dagaalamay.<\/p>\n<p>Dagaaladda u dhexeeya beellaha walaalaha ah ayaa inta badan Gobollada Soomaaliya ka dhacay, waxaana ka dhasha khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeellaha dhexe, ayaa waxaa uu ka mid yahay meelaha sida daran ay u saameeyeen Abaaraha bar-bar socda cudurada ee sanadkan ku dhuftay inta badan gobolada dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wixii kusoo kordha dagaalka iyo faafaahintiisa waan idin soo sheegeynaa.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal u dhexeeya maleeshiyaad xoola dhaqata ah ayaa maanta ka dhacay degaanka Jameeca Misra oo hoos taga gobolka Shabeellaha Dhexe. Inta la xaqiijiyay hal qof ayaa dhintay halka tiro intaasi ka badana ay dhaawacmeen, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Dadka dhaawacmay ayaa lasoo wariyay in ay ku jiraan dad rayid ah oo aan dagaalka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36408,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36407","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36407","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36407"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36407\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36410,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36407\/revisions\/36410"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36408"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36407"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36407"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36407"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}