{"id":36403,"date":"2017-04-29T19:59:38","date_gmt":"2017-04-29T16:59:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36403"},"modified":"2017-04-29T20:00:49","modified_gmt":"2017-04-29T17:00:49","slug":"barlamaanka-galmudug-oo-dhageysan-doona-khudbadaha-musharaxiinta-mweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/barlamaanka-galmudug-oo-dhageysan-doona-khudbadaha-musharaxiinta-mweyne\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Galmudug oo dhageysan doona Khudbadaha Musharaxiinta M\/weyne."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/barlamaanka-galmudug-oo-dhageysan-doona-khudbadaha-musharaxiinta-mweyne\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug\/\" rel=\"attachment wp-att-36404\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36404\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/khudbadaha-mushraxiinta-galmudug-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Musharaxiinta madaxtinimadda ee maamul-gobolleedka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah Baarlamaanka ka horjeedin doona Waxqabadkooda.<\/p>\n<p>Musharaxiinta Maanta Qudbadda jeedin doona waxaa ay kala yihiin Musharax Madaxweyne Xaaf Ducaale Geelle, Axmed Shariif Cali Hiloowle iyo Prof C\/qaadir Shirwac.<\/p>\n<p>Baarlamaanka maamulkaasi ayaa lagula dardaarmay in ay si waangsan u dhegeystaan Qudbadaha si ay go\u2019aan uga gaaraan qofka ay codkooda siinayaan maalinta doorashada.<\/p>\n<p>Doorashada Madaxtinimada Galmudug ayaa la filayaa in maalinta berri ah lagu qabto magaalladda Cadaado oo ah xaruunta ku-meelgaarka ee Galmudug.<\/p>\n<p>Jimcihii shalay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war- murtiyeed ku saabsan wada-hadaladii u-socday maamulladda Galmudug iyo Ahlu-Sunna.<\/p>\n<p>Khilaafka labada dhinac ayaa soo jiitamayay mudo sanado ah, waxaana dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirtay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka, maadaama hadda loo socdo doorashada madaxweynaha mamulkaasi.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa bishan guddi heer wasiiro ah u magacaabay wada hadalka labada dhinac, waxaana kamid ah wasiirada la magacaabay wasiirka arimaha gudaha Cabdi Faarax Saciid\u201dJuxa\u201d iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.<\/p>\n<p>Maamulka Ahlu-Sunna ayaa ah awood kale oo Soomaaliya ku sugan, marka laga soo tago maamul-gobolleedyada sharciga ah ee dowladda Soomaaliya u-diiwaangashan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div><strong>Halkaan ka aqriso War-saxaafadeedkii kasoo baxay dowladda<\/strong><\/div>\n<div><\/div>\n<div><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/20174296362903739364711012017428636289369481206446COM.jpg\" alt=\"\" \/><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxiinta madaxtinimadda ee maamul-gobolleedka Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah Baarlamaanka ka horjeedin doona Waxqabadkooda. Musharaxiinta Maanta Qudbadda jeedin doona waxaa ay kala yihiin Musharax Madaxweyne Xaaf Ducaale Geelle, Axmed Shariif Cali Hiloowle iyo Prof C\/qaadir Shirwac. Baarlamaanka maamulkaasi ayaa lagula dardaarmay in ay si waangsan u dhegeystaan Qudbadaha si ay go\u2019aan uga gaaraan qofka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36404,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36403","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36403","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36403"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36403\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36406,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36403\/revisions\/36406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36404"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36403"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36403"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36403"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}