{"id":36395,"date":"2017-04-29T19:11:48","date_gmt":"2017-04-29T16:11:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36395"},"modified":"2017-04-29T19:24:09","modified_gmt":"2017-04-29T16:24:09","slug":"kufsi-si-wadajir-ah-ay-ugu-geysteen-gabar-yar-oo-shantii-danbiile-gacanta-lagu-dhigey-deg-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kufsi-si-wadajir-ah-ay-ugu-geysteen-gabar-yar-oo-shantii-danbiile-gacanta-lagu-dhigey-deg-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Kufsi si wadajir ah ay ugu geysteen Gabar yar oo SHantii Danbiile Gacanta lagu dhigey Deg.Gaalkacyo."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kufsi-si-wadajir-ah-ay-ugu-geysteen-gabar-yar-oo-shantii-danbiile-gacanta-lagu-dhigey-deg-gaalkacyo\/cadaado-kufsi\/\" rel=\"attachment wp-att-36399\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36399\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/cadaado-kufsi.jpg\" alt=\"\" width=\"620\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/cadaado-kufsi.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/cadaado-kufsi-300x160.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a>Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa sheegay in ciidamadda Booliiska ay gacanta kusoo dhigeen shan nin oo la sheegay in ay kufsadeen gabar yar.<\/p>\n<p>Raga falka isugu jira kufsiga iyo Jirdilka geystay ayaa hadda ku xiran saldhiga ciidanka Booliska ee magaalladda Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Booliska ayaa dhinaca kale sheegay in goordhow uu faafaahin ka bixin doono raga kufsiga geystay iyo magacyadooda.<\/p>\n<p>Shanta Nin ayaa lagu soo qabtay howlgallo ay ciidamadda maamulka Galmudug ay ka sameeyeen magaalladda Gaalkacyo, kadib markii Booliiska ay ka war heleen dhacdadaasi.<\/p>\n<p>Bishii Janaay ee sanadkaan, \u00a0Shan Dhallinyaro ah oo dhamaadka sanadkii 2016 labo Gabdhood ku kufsaday Degmadda Galdoagob, kadibna mid ka mid ah gabdhaha ka duubay Muuqaal lagu baahiyay baraha Bulshada ayaa Maxkamad ku taalla Puntland ay xukuntay.<\/p>\n<p>Xukunkan oo ay rideen Culimada waxaa Goobjoog ka ahaa Mas\u2019uuliyiin ka socotay Puntland, Ehellada wiilasha iyo Qaar ka mid ah Dadka deegaanka,waxaana xukunka kadib, maamulka \u00a0Puntland ay ku fulisay Dhalinyaradii Jeedalkii lagu xukumay [Karbaash], siddoo kale waxaa xukunka qeyb ka ah xarig iyo ganaax lacageed.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha qeybta Booliska maamulka Galmudug ee gobolka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamed Nuur Cali (Gadaar), ayaa sheegay in ciidamadda Booliiska ay gacanta kusoo dhigeen shan nin oo la sheegay in ay kufsadeen gabar yar. Raga falka isugu jira kufsiga iyo Jirdilka geystay ayaa hadda ku xiran saldhiga ciidanka Booliska ee magaalladda Gaalkacyo. Taliyaha Qeybta Booliska ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36399,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36395","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36395","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36395"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36395\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36401,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36395\/revisions\/36401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36399"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36395"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36395"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36395"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}