{"id":36381,"date":"2017-04-29T00:15:32","date_gmt":"2017-04-28T21:15:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36381"},"modified":"2017-04-29T00:15:57","modified_gmt":"2017-04-28T21:15:57","slug":"xasan-cali-khayre-rw-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysey-sheegey-in-xiriirka-isaga-iyo-mweynuhu-salka-ku-hayo-dan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/xasan-cali-khayre-rw-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysey-sheegey-in-xiriirka-isaga-iyo-mweynuhu-salka-ku-hayo-dan\/","title":{"rendered":"Xasan Cali KHayre R\/W Soomaaliya oo Markii ugu horeysey Sheegey in Xiriirka isaga iyo M\/weynuhu salka ku hayo DAN."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/xasan-cali-khayre-rw-soomaaliya-oo-markii-ugu-horeysey-sheegey-in-xiriirka-isaga-iyo-mweynuhu-salka-ku-hayo-dan\/rw-khayre-dan\/\" rel=\"attachment wp-att-36382\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36382\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-khayre-dan.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-khayre-dan.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/rw-khayre-dan-300x203.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>\u00a0Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee waqtigan iyo xiriirka ka dhaxeeya isaga madaxweynaha .<\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay dowladda in ay ka shaqeyso marka hore arimaha dib-u-hishiisiinta si loo gaaro hormar iyo nabad dalkana looga sameeyo isbadal la taaban karo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu soo hadal qaaday xiriirka wada shaqeynneyd \u00a0kala dhaxeeya madaxweynaha ayuu yiri \u2018\u2019 Kalsoonida aan ku qabo wada shaqeynta aniga iyo Madaxweynaha waa 100%, xiriirka aniga iyo Madaxweynaha naga dhaxeeya waa xiriir ku saleysan danta Umadda Soomaaliyeed, wax dan gooni ah aan leenahay aniga iyo Madaxweynaha ma jirto\u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">Isaga oo hadalkiisa sii wata ayuu sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ku garab istaagaan isaga iyo madaxweynaha kalsoonida iyo wada shaqeynta fiican ee ka dhaxeysa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan is leenahay shacabku isma khilaafsana ee waa Siyaasiyiinta cida uu khilaafka u dhaxeeyo, sidaa daradeed dhamaanteen waxaa nagala rabaa in aan wada jir u shaqeyno, si aan mar danbe bulshada loo qal qal galin\u2019\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka ra\u2019iisal wasaare Kheyre ayaa imanaya xili dowladihii dalka isaga danbeeyay mudadii afarta sano aheyd min saddex ra\u2019iisal wasaare ku soo shaqeeyeen, kadib khilaaf inta badan soo kala dhaxgallay madaxweynaha iyo ra\u2019iisal wasaaraha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay arimo dowr ah gaar ahaan xaalada dalka ee waqtigan iyo xiriirka ka dhaxeeya isaga madaxweynaha . Ra\u2019iisal wasaaraha ayaa sheegay in ay ka go\u2019an tahay dowladda in ay ka shaqeyso marka hore arimaha dib-u-hishiisiinta si loo gaaro hormar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36381","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36381","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36381"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36381\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36385,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36381\/revisions\/36385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36381"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36381"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36381"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}