{"id":36360,"date":"2017-04-28T23:06:31","date_gmt":"2017-04-28T20:06:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36360"},"modified":"2017-04-28T23:07:48","modified_gmt":"2017-04-28T20:07:48","slug":"kaararka-codeynta-somaliland-oo-ay-guddiga-doorashooyinku-sheegeen-in-la-billaabayo-bixintooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kaararka-codeynta-somaliland-oo-ay-guddiga-doorashooyinku-sheegeen-in-la-billaabayo-bixintooda\/","title":{"rendered":"Kaararka Codeynta Somaliland oo ay Guddiga Doorashooyinku sheegeen in la billaabayo bixintooda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/kaararka-codeynta-somaliland-oo-ay-guddiga-doorashooyinku-sheegeen-in-la-billaabayo-bixintooda\/kaararka-codeynta-slnd\/\" rel=\"attachment wp-att-36361\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36361\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kaararka-codeynta-slnd.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"361\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kaararka-codeynta-slnd.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kaararka-codeynta-slnd-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>Guddidda doorashooyinka Somaliland, ayaa shaaciyey in maalinta Barri ah(Sabtidda) goboladda Awdal, Saaxil iyo 12 goobood oo gobolka Sanaag ah qaybintii kaararka doorashadda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasibaddo lagu kala qabtay magaaladda Berbera iyo Boorama oo ay ka qaybgaleen masuuliyiinta xisbiyadda qaranka ayaa lagu shaaciyey bilowga qaadashada kaadhadhka codeynta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha guddida doorashooyinka iyo masuuliyiinta xisbiyada siyaasadda ayaa bulshadda ku dhaqan goboladaasi laga bilaabayo ku dhiirigaliyey inay qaataan kaadhadhka codbixinta, waxaanay xuseen inay isku beegmeen curashadda Gu\u2019gii oo roobabka ka da\u2019ay deegaanada iyo bilowga qaadashadda kaadhadhka codeynta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha xisbiga kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe iyo hogaamiyaha xisbiga WADANI xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa iyagu ka qaybgalay munaasibadda gobolka Awdal lagaga dhowaaqayey bilowga qaybinta kaadhadhka codbixinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Halka musharaxa xisbiga WADANI C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro iyo masuuliyiin kale oo xisbiyada kale ka socdan ka qaybgaleen xafladda ka dhacaysay gobolka Saaxil, gaar ahaaan magaaladda Berbera, kuwaas bulshadda ugu baaqay inay qaataan kaadhadhka codeynta<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddidda doorashooyinka Somaliland, ayaa shaaciyey in maalinta Barri ah(Sabtidda) goboladda Awdal, Saaxil iyo 12 goobood oo gobolka Sanaag ah qaybintii kaararka doorashadda. Munaasibaddo lagu kala qabtay magaaladda Berbera iyo Boorama oo ay ka qaybgaleen masuuliyiinta xisbiyadda qaranka ayaa lagu shaaciyey bilowga qaadashada kaadhadhka codeynta. Xubnaha guddida doorashooyinka iyo masuuliyiinta xisbiyada siyaasadda ayaa bulshadda ku dhaqan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36361,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36360","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36360","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36360"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36360\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36363,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36360\/revisions\/36363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36361"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36360"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36360"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36360"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}