{"id":36354,"date":"2017-04-28T22:52:06","date_gmt":"2017-04-28T19:52:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36354"},"modified":"2017-04-28T22:56:21","modified_gmt":"2017-04-28T19:56:21","slug":"ururka-saacdicuun-bil-xaq-oo-ay-ku-kala-aragti-duwanaadeen-madaxda-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/ururka-saacdicuun-bil-xaq-oo-ay-ku-kala-aragti-duwanaadeen-madaxda-puntland\/","title":{"rendered":"Ururka AL- Saadicuuna bil xaq oo ay ku kala aragti duwanaadeen Madaxda Puntland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/ururka-saacdicuun-bil-xaq-oo-ay-ku-kala-aragti-duwanaadeen-madaxda-puntland\/mweyne-kuxigen-puntland1\/\" rel=\"attachment wp-att-36355\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36355\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mweyne-kuxigen-puntland1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"411\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mweyne-kuxigen-puntland1.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/mweyne-kuxigen-puntland1-300x187.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C\/xakiin Cabdullaahi Camey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay kulan dhawaan dhaxmaray guddoomiyaha gobolka Nuugaal iyo xubno ka tirsan urur diimeedka lagu magacaabo Al- Saadicuuna Bil Xaq oo looga dhawaaqay qeybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in ururka Al-Saadicuuna Bil Xaq uu xaaraan ka yahay sida uu hadalka u dhigay deegaannada dowlad gobolleedka Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay madaxweyne ku-xigeenka\u00a0 in Puntland tahay maamulkii ugu horeeyay ee go\u2019aan ka soo saara ururkan, islamarkaana u cadeynayo maamulada kale ee dalka ka jira in go\u2019aankoodii waxba iska badalin kana soo horjeedaan jiritaanka ururkan iyo in uu ka dhax shaqeeyo deegaannada Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/2017428636289456041287938vlcsnap-2017-04-25-18h30m59s181.png\" alt=\"\" width=\"658\" height=\"360\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Faraweyne oo dhawaan kulan la yeeshay xubno ururka\u00a0 ayaa sheegay in ay is afgarad gaareen dhamaanba tuhunnadii la qabay, sidaa daraadeed wixii hadda ka danbeeya ka mid yihiin culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaannada Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha ayaa sheegay in hogaamiyayaasha ururka iyo maamulka gobolka Nugaal isku afgarteen dhamaanba qodobadii ay ka wada hadleen, taasoo meesha ka saareysa ayuu yiri shakigii markii hore la qabay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha ururka ayaa iska fogeeyey eedeymo loo jeediyey oo ah ay ka mid yihiin firqada takfiirka iyo gaaleysiita dadka muslimiinta, waxayna eedeymahaas ku tilmaameen kuwo been abuur ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C\/xakiin Cabdullaahi Camey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay kulan dhawaan dhaxmaray guddoomiyaha gobolka Nuugaal iyo xubno ka tirsan urur diimeedka lagu magacaabo Al- Saadicuuna Bil Xaq oo looga dhawaaqay qeybo ka mid ah dalka. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in ururka Al-Saadicuuna Bil Xaq uu xaaraan ka yahay sida uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36355,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36354"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36359,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36354\/revisions\/36359"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}