{"id":36337,"date":"2017-04-28T19:39:14","date_gmt":"2017-04-28T16:39:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36337"},"modified":"2017-04-28T19:43:55","modified_gmt":"2017-04-28T16:43:55","slug":"wada-hasaladii-galmudug-iyo-ahlu-sunna-oo-dawladda-federalku-war-murtiyeed-kasoo-saarteyaqriso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wada-hasaladii-galmudug-iyo-ahlu-sunna-oo-dawladda-federalku-war-murtiyeed-kasoo-saarteyaqriso\/","title":{"rendered":"Wada hasaladii Galmudug iyo Ahlu sunna oo Dawladda Federalku War murtiyeed Kasoo saartey(AQRISO)"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/wada-hasaladii-galmudug-iyo-ahlu-sunna-oo-dawladda-federalku-war-murtiyeed-kasoo-saarteyaqriso\/galmudug-iyo-ahlu-sunna\/\" rel=\"attachment wp-att-36338\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36338\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/galmudug-iyo-ahlu-sunna.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"481\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/galmudug-iyo-ahlu-sunna.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/galmudug-iyo-ahlu-sunna-300x219.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war- murtiyeed ku saabsan wada-hadaladii u-socday maamulladda Galmudug iyo Ahlu-Sunna.<\/p>\n<p>Khilaafka labada dhinac ayaa soo jiitamayay mudo sanado ah, waxaana dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirtay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka, maadaama hadda loo socdo doorashada madaxweynaha mamulkaasi.<\/p>\n<p>30-ka bishan ayaa loo ballansanyahay in doorashada madaxweynaha Galmudug ay dhacdo, waxaana la saadaalinayay, ka hor jadwalka doorashada in khilaafka labada dhinac la dhameeyo, si Ahlu-Sunna ay qeyb uga noqdaan doorashada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa bishan guddi heer wasiiro ah u magacaabay wada hadalka labada dhinac, waxaana kamid ah wasiirada la magacaabay wasiirka arimaha gudaha Cabdi Faarax Saciid\u201dJuxa\u201d iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar.<\/p>\n<p>Maamulka Ahlu-Sunna ayaa ah awood kale oo Soomaaliya ku sugan, marka laga soo tago maamul-gobolleedyada sharciga ah ee dowladda Soomaaliya u-diiwaangashan.<\/p>\n<div><strong>Halkaan ka aqriso War-murtiyeedka.<\/strong><\/div>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraan.com\/images\/2017\/Apr\/2017428636289369481206446COM.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<div>warsom2011@gmail.com<\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war- murtiyeed ku saabsan wada-hadaladii u-socday maamulladda Galmudug iyo Ahlu-Sunna. Khilaafka labada dhinac ayaa soo jiitamayay mudo sanado ah, waxaana dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirtay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka, maadaama hadda loo socdo doorashada madaxweynaha mamulkaasi. 30-ka bishan ayaa loo ballansanyahay in doorashada madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36337","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36337","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36337"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36337\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36340,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36337\/revisions\/36340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36337"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36337"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36337"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}