{"id":36301,"date":"2017-04-27T03:55:42","date_gmt":"2017-04-27T00:55:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36301"},"modified":"2017-04-27T04:00:57","modified_gmt":"2017-04-27T01:00:57","slug":"duulista-iyo-saadaasha-hawada-soomaaliya-oo-loo-magacaabey-maareeye-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/duulista-iyo-saadaasha-hawada-soomaaliya-oo-loo-magacaabey-maareeye-cusub\/","title":{"rendered":"Duulista iyo Saadaasha Hawada Soomaaliya oo loo magacaabey Maareeye Cusub."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/duulista-iyo-saadaasha-hawada-soomaaliya-oo-loo-magacaabey-maareeye-cusub\/yuusuf-jaale\/\" rel=\"attachment wp-att-36303\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36303\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/yuusuf-jaale.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"84\" \/><\/a>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa wareegto ku magacaabay maareeyaha hay\u2019adda Saadaasha iyo Duulista Hawada oo noqonaya Yuusuf Cabdu C\/dulle ( Yuusuf Jaalle)<\/p>\n<p align=\"justify\">Wareegtada ayaa lagu sheegay in Yuusuf Jaalle uu noqonaya maareeyaha hay\u2019adda Saadasha iyo Duulista hawada DF Soomaaliya, isaga oo badalaya C\/waaxid Sheekh Cumar oo xilkan horay u hayay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mas\u2019uulkan la magacaabay ayaa horay u soo noqday guddoomiye ku-xigeenka maamulka gobolka Shabeelle dhexe, hasse ahaatee waayadii ugu danbeeyay waxaa uu ka mid ahaa shaqsiyaadkii sida weyn isugu howlay olalihii doorasho ee madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dowladda federaalka ayaa horay isbadal dhinaca xilalka ah u sameysay waana qeyb ka mid ah tallaabooyinka inta badan laga fisho mas\u2019uuliyiinta dowladda marka ay tallada dalka la wareegaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa wareegto ku magacaabay maareeyaha hay\u2019adda Saadaasha iyo Duulista Hawada oo noqonaya Yuusuf Cabdu C\/dulle ( Yuusuf Jaalle) Wareegtada ayaa lagu sheegay in Yuusuf Jaalle uu noqonaya maareeyaha hay\u2019adda Saadasha iyo Duulista hawada DF Soomaaliya, isaga oo badalaya C\/waaxid Sheekh Cumar oo xilkan horay u hayay. Mas\u2019uulkan la magacaabay ayaa horay u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36303,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36301"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36304,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36301\/revisions\/36304"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}