{"id":3629,"date":"2011-10-16T14:10:05","date_gmt":"2011-10-16T14:10:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3629"},"modified":"2011-10-16T14:11:11","modified_gmt":"2011-10-16T14:11:11","slug":"munaasabad-ku-aadan-munaasabad-ku-aadan-maalinta-cuntada-adduunka-oo-maanta-ka-dhacday-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/10\/munaasabad-ku-aadan-munaasabad-ku-aadan-maalinta-cuntada-adduunka-oo-maanta-ka-dhacday-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Munaasabad Ku Aadan Maalinta Cuntada Adduunka Oo Maanta Ka Dhacday Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/cuno1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3634\" title=\"cuno\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/10\/cuno1.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"227\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)<\/strong>Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen madax sar sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya laguna xusayay maalinta Cuntada Adduunka ee <strong>16 Oktoobar <\/strong>ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<div><strong>Dr.Cabdiweli Maxamed Cali<\/strong><\/div>\n<p><strong>R\/wasaaraha Soomaaliya oo munaasabadan ka qeybgalay ayaa hadal uu ka jeediyey waxa uu ka waramay dhibaatada cunto la\u2019aanta ay caalamka ku hayso gaar ahaan dalka Soomaaliya iyo waxyaaba kale Oo aad Uu Kaga Hadlay Ra&#8217;iisul Wazaaraha .<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>Dr Gaas ayaa sheegay in dalka Soomaaliya ilaahay uu ku manaystey kheyraad kala gedisan oo isugu jira beeraha,xoolaha iyo kalluunka, dadka Soomaaliyeedna looga baahan yahay in maskaxda ay ka shaqeysiiyaan ayna adeegsadaan cilmiga casriga ah ee dunida kana qeybgalaan tartanka dunida loogu jiro horumarka Dalalka Caalamka Ay haatan nooga sareeyaan.<\/p>\n<p>R\/wasaare Cabdiweli Maxamed Cali ayaa u mahadceliyey dalalka caalamka ee u soo gurmaday dalka soomaaliya waxana uu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay isku tashato ayna wax soo saarka sare u qaado si ay Wax tar u yeelato Shacabka Sooamaaliyedna Ay wax u qabsadaan.<\/p>\n<p>Xafladaani ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay <strong>Cabdulaahi Xaaji Xasan <\/strong>Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa waxana uu wasiirku sheegay in ujeedada ka dambaysa maalintan in ay tahay wacyigelin ku aadan cuntada, halku dhegga sanadkana uu yahay &#8220;la dagaalanka sicir cuntada in uu negaado<\/p>\n<div><strong>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed<\/strong><\/div>\n<p><strong>\u00a0<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayna ka soo qeybgaleen madax sar sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya laguna xusayay maalinta Cuntada Adduunka ee 16 Oktoobar ayaa maanta lagu qabtay xarunta Maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Dr.Cabdiweli Maxamed Cali R\/wasaaraha Soomaaliya oo munaasabadan ka qeybgalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3629","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3629"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3636,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3629\/revisions\/3636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}