{"id":36289,"date":"2017-04-27T02:18:20","date_gmt":"2017-04-26T23:18:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36289"},"modified":"2017-04-27T02:19:01","modified_gmt":"2017-04-26T23:19:01","slug":"hab-casri-ah-oo-loo-dhisey-garoonka-kubadda-cagta-ee-magaalada-kismaayodaawo-daah-furkii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hab-casri-ah-oo-loo-dhisey-garoonka-kubadda-cagta-ee-magaalada-kismaayodaawo-daah-furkii\/","title":{"rendered":"Hab Casri ah oo loo Dhisey Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Kismaayo(DAAWO-DAAH- FURKII)."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/hab-casri-ah-oo-loo-dhisey-garoonka-kubadda-cagta-ee-magaalada-kismaayodaawo-daah-furkii\/kismayo-garoon-k-cagta\/\" rel=\"attachment wp-att-36290\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36290\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/kismayo-garoon-k-cagta.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"84\" \/><\/a>Madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max&#8217;ed Islaam ayaa xariga ka jaray garoonka kubadda cagta magaalada Kismaayo oo ay soo idlaadeen howlo dib u dayactir ah oo lagu sameeynayay mudooyinkii u danbeeyay.<\/p>\n<p>Garoonka ayaa la dhigay cawska macmalka ah ee la dhigo garoomada, ayadoo sidoo kale dayactir lagu sameeyo qeybo badan oo kamid ah garoonka.<\/p>\n<p>Kooxda xulka kubadda cagta Jubaland iyo kooxda Koban oo heysa horyaalka kooxaha heerka 1-aad ee magaalada Kismaayo ayaa wada dheelay cayaartii furitaanka, waxayna guusha 3-0 ku raacday kooxda xulka Jubaland.<\/p>\n<p>Madaxweeynaha Jubaland ayaa dhawaan ballan qaaday in ay uu dhisi doono qeybaha ka harsan garoonka, sida qeybo hor leh oo ay fariistaan taageerayaasha oo uu xusay in uu dhisi doono.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halkan ka daawo munaasbaddii furitaanka garoonka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>https:\/\/youtu.be\/khhojN6R5Hw<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Max&#8217;ed Islaam ayaa xariga ka jaray garoonka kubadda cagta magaalada Kismaayo oo ay soo idlaadeen howlo dib u dayactir ah oo lagu sameeynayay mudooyinkii u danbeeyay. Garoonka ayaa la dhigay cawska macmalka ah ee la dhigo garoomada, ayadoo sidoo kale dayactir lagu sameeyo qeybo badan oo kamid ah garoonka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36290,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36289","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36289","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36289"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36289\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36292,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36289\/revisions\/36292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36290"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36289"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36289"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36289"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}