{"id":36285,"date":"2017-04-27T01:56:26","date_gmt":"2017-04-26T22:56:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36285"},"modified":"2017-04-27T01:57:06","modified_gmt":"2017-04-26T22:57:06","slug":"maamulka-kgalbeed-oo-is-diiwaangelin-kusoo-rogey-xaasaska-al-shabaab-ay-raggoodu-ka-tirsanyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/maamulka-kgalbeed-oo-is-diiwaangelin-kusoo-rogey-xaasaska-al-shabaab-ay-raggoodu-ka-tirsanyihiin\/","title":{"rendered":"Maamulka K\/galbeed oo Is diiwaangelin kusoo rogey Xaasaska Al-shabaab ay raggoodu ka tirsanyihiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/maamulka-kgalbeed-oo-is-diiwaangelin-kusoo-rogey-xaasaska-al-shabaab-ay-raggoodu-ka-tirsanyihiin\/diiwaan-gelin-xaasaska-alshabaab\/\" rel=\"attachment wp-att-36286\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36286\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/diiwaan-gelin-xaasaska-alshabaab.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/diiwaan-gelin-xaasaska-alshabaab.jpg 512w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/diiwaan-gelin-xaasaska-alshabaab-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/a>Taliska ciidamada booliiska maamulka K\/galbeed ayaa markii ugu horeysay ugu baaqay xasaaska saraakiisha iyo dagaalamayaasha ka tirsan Al-shabaab in ay isa soo diiwaan-galiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada booliiska maamulka K\/galbeed Mahad C\/raxmaan Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lagu wargaliyay xasaaska Al-shabaab in ay is diiwaangaliyaan arintaa oo sida uu hadalka u dhigay qeyb ka ah sugida amniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Baydbabo lama maamul kama jiraan, waxaa maamula maamulka K\/galbeed, horay ayaa ugu sheegnay xasaaska Al-shabaab ee Baydhabo ku sugan in ay isa soo diiwaangaliyaan, tiro yar ayaa inoo timid intoodii badneyd wali magaalada ayeey ku dhuumaaleysanayaan\u2019\u2019 ayuu yiri taliyaha ciidamada booliiska maamulka K\/galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo fariin noocan ah loo diro xasaaska saraakiisha iyo dagaalyahannada Al-shabaab ee ku sugan deegaannada maamulka K\/galbeed uu ka arimiyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayeey maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ku toogatay magaalada Baydhabo afar dhalinyaro ah ku eedeysnaa in ay ka tirsanaayeen Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-43\/\" rel=\"attachment wp-att-36253\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36253\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-10.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada booliiska maamulka K\/galbeed ayaa markii ugu horeysay ugu baaqay xasaaska saraakiisha iyo dagaalamayaasha ka tirsan Al-shabaab in ay isa soo diiwaan-galiyaan. Taliyaha ciidamada booliiska maamulka K\/galbeed Mahad C\/raxmaan Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lagu wargaliyay xasaaska Al-shabaab in ay is diiwaangaliyaan arintaa oo sida uu hadalka u dhigay qeyb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36285"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36288,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36285\/revisions\/36288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}