{"id":36277,"date":"2017-04-27T01:18:28","date_gmt":"2017-04-26T22:18:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=36277"},"modified":"2017-04-27T01:19:32","modified_gmt":"2017-04-26T22:19:32","slug":"dalka-soomaaliya-oo-shiinuhu-ugu-deeqey-10-million-dolar-si-wfp-abaarta-wax-uga-qabtaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-soomaaliya-oo-shiinuhu-ugu-deeqey-10-million-dolar-si-wfp-abaarta-wax-uga-qabtaan\/","title":{"rendered":"Dalka Soomaaliya oo Shiinuhu ugu deeqey 10 million dolar si WFP Abaarta wax uga qabtaan."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/dalka-soomaaliya-oo-shiinuhu-ugu-deeqey-10-million-dolar-si-wfp-abaarta-wax-uga-qabtaan\/china-10-million-to-somalia\/\" rel=\"attachment wp-att-36278\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36278\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/china-10-million-to-somalia.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/china-10-million-to-somalia.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/china-10-million-to-somalia-300x169.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a>Dowladda Chine ayaa lacag dhan $10 milyan oo dollar oo loogu tala galay dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku sugan Soomaaliya waxaa ay ku wareejisay hay\u2019adda cuntada adduunka ee WFP.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lacagtan ayaa sheegtay dowladda Chine in lagu iibin doono cunto iyo sidoo kale dawooyin ay u baahan yihiin dadka abaarta saameysay..<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo hortagga musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa uga gmahad celisay dowladda Chine oo lacagtaan ku wareejisay hay\u2019adda WFP.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maryan Qaasim Axmed ayaa sidoo kale tilmaamay in Wasaaradda Gargaarka iyo hortagga Musiibooyinka ay waddo qorshe lagu caawinaayo dadka dhibaateysan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanaca kale Safiirka dowladda Chine u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in ay laba jibaari doonaan gurmadka ay siinayaan dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guud ahaan marka la eego \u00a0ururada caalamiga ah ee wadamada saaxiibka dhaw la ah Soomaaliya waxaa soconaya dadaallo ay ku caawinayaan dadka tabaaleysan oo ay saameynta adag ku yeelatay abaarta ku dhufatay guud ahaanba dalka, iyadoo maalaha qaar durbaba la bilaabay in gargaar dadka la gaarsiiyo<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/becco-53\/\" rel=\"attachment wp-att-36254\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36254\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/tabaarak-47\/\" rel=\"attachment wp-att-36255\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36255\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/hormuud-logo-44\/\" rel=\"attachment wp-att-36257\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36257\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/hormuud-logo-11.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/04\/puntland-oo-gacanta-ku-dhigtey-foostooyin-qaraxyo-laga-soo-buuxiyey\/salaam-bank-56\/\" rel=\"attachment wp-att-36256\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-36256\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/salaam-bank-3.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Chine ayaa lacag dhan $10 milyan oo dollar oo loogu tala galay dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku sugan Soomaaliya waxaa ay ku wareejisay hay\u2019adda cuntada adduunka ee WFP. Lacagtan ayaa sheegtay dowladda Chine in lagu iibin doono cunto iyo sidoo kale dawooyin ay u baahan yihiin dadka abaarta saameysay.. Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":36278,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-36277","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36277","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=36277"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36277\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":36280,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/36277\/revisions\/36280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/36278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=36277"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=36277"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=36277"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}